Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Goolhaye Emi Martinez Oo Sharaxay Sababata Dabaaldegiisii Muranka Ka Dhaliyay Koobka Aduunka

by Apdihakem Omer Adam
December 20, 2022
0
Goolhaye Emi Martinez Oo Sharaxay Sababata Dabaaldegiisii Muranka Ka Dhaliyay Koobka Aduunka

Goolhayaha xulka Argentina ee Emiliano Martinez ayaa sharaxaad ka bixiyay ficil uu sameeyay oo hadal hayn badan dhaliyay intii uu socday dabaaldegoodii Koobka aduunka.

ADVERTISEMENT

Martinez ayaa Koobkii saddexaad laba sano gudahood kula guuleystay Argentina isagoo aad muhiim ugu ah guulaha xulkaas ee dhawaanahan.

Badbaadadii uu Martinez goolka cad kaga qabtay Kolo Muani dhammaadkii Finalkii Koobka aduunka ayaa ah mid ilaa haatan si weyn loo hadal hayo.

Kaddib saddex kulan oo uu shabaqiisa ilaashaday, Martinez ayaa ku guuleystay abaalmarinta gacanta dahabka ah oo la siiyo goolhayaha ugu wanaagsan tartanka.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, goolhayaha Aston Villa ayaa markii uu gacantaas dahabka ah qaatay ku sameeyay ficil aan fiicnayn oo ah inuu ku metaalay xubintiisa taranka.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Emi ayaa sharaxaada uu bixiyay ku sheegay sababta ah inay kusoo qayliyeen taageerayaasha France ee gudaha garoonka ku sugnaa oo uu iyaga ugu jawaabayay.

“Waxaan sidaas u sameeyay sababtoo ah French-ka ayaa igu soo ooriyay, kibirka anigu ma aqbalo” ayuu u sheegay cod-baahiyaha ree Argentina ee La Red.

Emiliano Martinez performs lewd trophy gesture after Argentina's World Cup  win

ADVERTISEMENT
Share353Tweet221
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.