Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Goolhayaha Bayern Munich Iyo Xulka Germany Ee Manuel Neuer Oo Diyaarad Helicopter Ah Lagu Soo Badbaadiyey

by Abdiwahab Ahmed
January 25, 2023
0
Goolhayaha Bayern Munich Iyo Xulka Germany Ee Manuel Neuer Oo Diyaarad Helicopter Ah Lagu Soo Badbaadiyey

Goolhayaha kooxda kubadda cagta Bayern Munich iyo xulka qaranka Germany ee Manuel Neuer ayaa nasiib ku badbaaday, kaddib markii isaga oo dhaawac ah uu tegay goob baraf fadhiyo, taas oo halis gelisay noloshiisa sidoo kalena uu kaga jabay jilibka.

ADVERTISEMENT

Manuel Neuer ayaa markii uu xulka qarankiisa Germany wareegga koowaad ee group-yada kaga hadhay Koobka Adduunka wax uu isku dayay inuu ku ciyaaro barafka isaga oo xidhan kabo aanu socodkooda si fiican ugu baranin barafka.

Goolhayahan ruug-caddaaga ah oo kasoo kabanayay qalliin lagu sameeyey maqaarka jidhkiisa oo uu ku dhacay xanuunka kansarka, ayaa waxa barafka kasoo gaadhay dhaawac culus oo jabniin lugta ah, isaga oo ka jabay lugta.

Laacibkan oo ku dhibaataysan halka uu ku jabay oo barafka dhaxdiisa ah ayaa waxa aragtay diyaarad helicopter ah oo ka dhoweyd meesha uu ku ciyaarayay, waxaanay u fidisay gargaar degdeg ah iyadoo laga soo qaaday goobta oo la  keenay cusbitaal.

ADVERTISEMENT

Wargeyska Bild ee kasoo baxa waddanka Jarmlka ayaa sheegay, in haddii aanay diyaaraddani soo badbaadin lahayn uu halis  badan geli lahaa Manuel Neuer.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Si kastaba ha ahaatee, Manuel Neuer ayaa xilli ciyareedka oo dhan ka maqnaan doona garoomada, waana sababta keentay in ay Munich la saxeexato goolhayaha xulka qaranka Switzerland ee Yann Somme oo ay kala soo wareegtay Borussia Monchengladbach.

ADVERTISEMENT
Share404Tweet252
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.