Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

GO’AAN: Xavi Oo Qatar Kasoo Laabtay Isagoo Soo Gaadhay Go’aanka Xiddiga Bedelaya Sergio Busquets

by Apdihakem Omer Adam
December 3, 2022
0
GO’AAN: Xavi Oo Qatar Kasoo Laabtay Isagoo Soo Gaadhay Go’aanka Xiddiga Bedelaya Sergio Busquets

 

ADVERTISEMENT

Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku qaadanayay dalka Qatar isagoo ku raaxaysanayay halkaas daawashada koobka aduunka kahor inta aysan shaqada kooxdiisu Isniinta dib u bilaabmin, dhinaca kale Xavi ayaa daawashada ciyaartoy cayiman u tagay halkaas.

Mid kamida kulamada Hernandez daawaday ayaa ahaa kulankii dhex maray xulalka Germany iyo Spain ee 1-1 kusoo dhammaaday, soo laabashadiisa ayay warbaahintu sheegaysaa inuu soo helay bedelka kabtan Sergio Busquets haddii uu kooxda ka tago dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Sida uu sheegayo wargeyska Sport, khadka dhexe ee Man City ee Ilkay Gundogan ayaa ah xiddiga uu Xavi doortay xilli isagana heshiiskiisa Etihad Stadium yahay mid dhacaya.

ADVERTISEMENT

City ayaa doonaysa inay heshiis hal sano ah u bandhigto balse sidoo kale mahor istaagi doonto haddii uu bixitaan dalbado.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Inuu yahay mid caqli badan, boosas badan dheeli kara isla markaana khibrad leh ayaa soo jiidatay Xavi, Gundogan maaha dookh ay mudo dheer oo dambe ku tashanayso  Barcelona oo waa 32 sano jir balse wuxuu u muuqdaa xalka ugu macquulsan ilaa haatan.

Dookhyada kale ee ah Martin Zubimendi iyo Ruben Neves oo Real Sociedad iyo Wolves ka tirsan ayaa iyagu u baahan doona lacag badan si ay kooxdu ula saxeexato.

Image

ADVERTISEMENT
Share328Tweet205
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.