Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Fulham Oo Xaaladda Ku Sii Xumeysay Chelsea , Guul-darro Ayay Qoorta U Sureen

by Laacib
January 13, 2023
0
Fulham Oo Xaaladda Ku Sii Xumeysay Chelsea , Guul-darro Ayay Qoorta U Sureen

Chelsea ayaa xaaladda ay ku sii xumaaneysa waxa ayna guul daro kala kulmeen kooxda Fulham oo uga talaabsatay 2/1

ADVERTISEMENT

Sheekada qeybta hore : Chelsea iyo Fulham ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool ah iyadoo goolka ay ku horeysay Fulham waxaana saxiixay xiddigii hore Chelsea ee William halka  bar bar dhaca ay keeneen waqtigii dheeriga ee dhamaadka qeybta hore waxaana saxiixay Koulibaly

Chelsea waa ay dhibaatoodeen qeybtaas hore , bandhig liita ayay  muujiyeen xilli ciyaartooyda qaar ay maqane jooge ahaayeen iyadoo saxiixooda cusub ee Felix uu ahaa mid wacan , waxa uuna kulankaan ahaa horyaalka Ingiriisak

Kooxda Galbeedka London ka dhisan dabacsanaan dhanka garbaha ah ayaa  ka muuqatay iyo dal daloolo waa weyn oo qadka dhexe ah

ADVERTISEMENT

Fulham waxa ay ciyaarayeen kubad deggan oo ay kalsooni sii dheer tahay wax waliba waa laga flan karay qeybta labaad .

Sidoo Kale Akhri

Xiddigii Chelsea Oo Meydkiisa Laga Raadinayo Dhismeyaasha Dhul-gariirku Burburiyey Ee Turkiga

Xiddigii Chelsea Oo Meydkiisa Laga Raadinayo Dhismeyaasha Dhul-gariirku Burburiyey Ee Turkiga

February 6, 2023
Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

February 6, 2023

Soo laabashadii, kubadda waa u furneyd labada dhinac inkastoo Chelsea kubadda ku sareeysay mararka qaar heer dhan %53 , waxa ayan Fulhan ciyaarayeen kubad rogaal celis ah

Chelsea waxaa kaarka cas laga siiyay saxiixooda cusub ee Joe Felix ka dib qalad weyn uu ku galay Kenny Tete daqiiqadii 58-aad

Chelsea waxa ay ka sheeganayeen is fahan la`aan , kullamaa Fulham tagaan aagga gooshana waxa ayna ugu dambeyn ku heleen gool labaad oo qaladkiisa daafaca lahaa waxaana lagu helay daqiiqadii 73-aad iyadoo uu saxiixay C. Vinicius

Chelsea dhamaadkii waa dadaaleen balse daafac adag ayaa hor taagnaa waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay 2/1 oo ay Fulahm ku badisay
ADVERTISEMENT
Share315Tweet197
ADVERTISEMENT

Related Posts

Xiddigii Chelsea Oo Meydkiisa Laga Raadinayo Dhismeyaasha Dhul-gariirku Burburiyey Ee Turkiga

Xiddigii Chelsea Oo Meydkiisa Laga Raadinayo Dhismeyaasha Dhul-gariirku Burburiyey Ee Turkiga

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Musiibo weyyn ayaa ku habsatay waddanka Turkiga oo dhul-gariir weyn oo ka dhacay ay ku dhinteen dad tiradooda sare loo...

Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

by Saed Mohamed
February 6, 2023
0

Xubin ka tirsan Arsenal ayaa gudoomiye u noqonaya guddiga madaxa banaanka ee loo xilsaaray eedeymaha loo heysto Manchester City ee...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.