Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

FIFA Oo U Diiday Luis Suarez Inuu Caruurtiisa Arko & Ciyaaryahan Oo Afka Furtay

by Saed Mohamed
December 4, 2022
0
FIFA Oo U Diiday Luis Suarez Inuu Caruurtiisa Arko & Ciyaaryahan Oo Afka Furtay

Luis Suarez ayaa weerar ku qaaday FIFA isagoo ka haray Koobkii Adduun ee ugu danbeeyay waayihiisa ciyaareed.

ADVERTISEMENT

Weeraryahanka reer Uruguay oo 35 sanno jir ah ayaa aad uga careysnaa garsooraha ka dib markii ay ku hareen goolasha la dhaliyay iyadoo South Korea ay soo baxday bedelkooda.

Suarez ayaa sheegay in FIFA ay ka horjoogsatay inuu caruurtiisa arko ka dib dhamaadkii ciyaartii ay ku hareen ee ay ka badiyeen Ghana.

Xiddigii hore ee Barcelona ayaa yiri: “Waxay iigu muuqataa in Uruguay ay u baahan tahay inay awood dheeri ah yeelato, FIFA mar walba waxay ka soo horjeedaa Uruguay.

ADVERTISEMENT

“Ka dib ciyaarta waxaan doonayay inaan arko caruurteyda, dadka FIFA ka socda ayaa igu yiri “maya” – hadana ciyaaryahan France ka tirsan ayaa loo ogolaaday inay caruurtiisa ugu yimaadaan kursiga keydka.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

“Dadka maamula FIFA iyo guddiga garsoorka waa inay sharaxaad ka bixiyaan hab dhaqankaas iyo sababta aysan rigoorooyin cad inoogu dhigin. Jimcihii sidoon kale labo rigoore ayay inaga diideen.”

Suarez ayaa xirtay inuu ka murugeysnaa inuu tartanka ka baxayo isagoo aan wiilkiisa siin karin xusuus farxadeed.

Wuxuu yiri: “Nasiib ayaan u leeyahay inaan ka ciyaaro Koobkii Adduun ee afaraad, waxaanse ka fekeryay wiilkeyga afar jirka ah oo la baxaya muuqaalo murugo leh.”

Mar danbe ayaa Suarez loo ogolaaday inuu caruurtiisa u tago oo uu xabadka geliyo.

ADVERTISEMENT
Share359Tweet224
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.