Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Laga Helay Kulan Dhax-maray Wakiilka Marco Reus Iyo Manchester United + Heshiiska Ruug-caddaaga £200,000 Gini Qaadanaya Usbuucii

by Abdiwahab Ahmed
January 20, 2023
0
Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Laga Helay Kulan Dhax-maray Wakiilka Marco Reus Iyo Manchester United + Heshiiska Ruug-caddaaga £200,000 Gini Qaadanaya Usbuucii

Tababare Erik ten Hag ayaa la kulmay wakiilka xiddiga reer Germaany ee Marco Reus, waxaanay ka wada hadleen sidii uu laacibkan Borussia Dortmund u iman lahaa Old Trafford xagaaga foodda inagu soohaya.

ADVERTISEMENT

Marco Reus ayaa uu qandaraaskiisa Borussa Dortmund ku egyahay dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana uu tababare Erik ten Hag doonayaa inuu si xor ah kula soo wareego.

Saxaafadda Ingiriiska ayaa heshay xogta wada-hadalka dhax maray Erik ten Hag iyo wakiilka Marco Reus oo la sheegay in uu toddobaadkiimushahar u qaato £200,000 Gini, waxaana laacibkan si weyn u doonaya Erik ten Hag oo taageere weyn u ah xiddigan.

Dirk Hebel iyo Ten Hag ayaanu midkoodna faahfaahin ka bixin, hase yeeshee waxa la sheegay in uu wakiilkani ku sugnaa garoonka Old Trafford ciyaartii ay Manchester United 2-1 ku garaacday Man City toddobaadkan horraantiisii.

ADVERTISEMENT

Dhinaca kalae, Borussia Dortmund ayaa la sheegay in ay amaah ku doonayso weeraryahanka ada’da yar ee Manchester  United ee Anthony Elanga illaa dhamaadka xilli ciyaareedka, hase yeeshee Red Devils ayay u taallaa  shaqo adag oo ah inay Reus ku qanciyaan inuu yimaaddo Old Trafford sababtoo ah waxa lacag badan ula diyaar ah kooxda Sucuudiga ee Al-Nassr.

Sidoo Kale Akhri

Mikel Arteta Oo Qirasho Weyn Sameeyay Kaddib Guuldarradii Xilli Ciyaareedkooda Soo Af-Meertay Ee Newcastle United

WERWER: Mishiinka Arsenal Oo Ku Dhaawacmay Kulankii Man City & Arteta Oo Werwersan

January 28, 2023
HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

January 28, 2023

Reis ayaa sannadkii 2012 ay Borussia Dortmund kala soo wareegtay Borussia Monchengladback waxaana uu muddadaas tobanka  sannadood ah u saftay 368 ciyaarood oo uu u dhaliyey 156 gool.

ADVERTISEMENT
Share374Tweet234
ADVERTISEMENT

Related Posts

Mikel Arteta Oo Qirasho Weyn Sameeyay Kaddib Guuldarradii Xilli Ciyaareedkooda Soo Af-Meertay Ee Newcastle United

WERWER: Mishiinka Arsenal Oo Ku Dhaawacmay Kulankii Man City & Arteta Oo Werwersan

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Arsenal iyo guud ahaan jamaahiirta kooxdaas ayaa werwer kala laabtay kulankii FA Cup ee ay xalay ku hadheen...

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Man United ayaa isha ku haysa inay boos ka samaysato wareega shanaad ee FA Cup-ka kahor kulanka ay wareega afraad...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.