Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG-DEG: Xulka Qaranka England Oo War Cusub Kasoo Saaray Qowmu-luudka & Tallaabada Uu Qaadayo Harry Kane

by Abdiwahab Ahmed
November 21, 2022
0
DEG-DEG: Boqortooyada Sucuudiga Oo Iibsatay Newcastle, Lacagta Ay Ka Bixiyeen Iyo Premier League Oo Awood Cusub Kusoo Korodhay

Xidhiidhada kubadda cagta ee toddoba waddan oo Yurub ah ayaa war-saxaafadeed wada-jir ah soo saaray, kaddib markii ay FIFA mamnuucday in kabtannada xulalkoodu ay xidhaan calaamadda Qowmu-luudka oo ay hore u ballan-qaadeen Harry Kane, Manuel Neuer, Gareth Bale iyo kuwo kale inay xidhan doonaan.

ADVERTISEMENT

Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa xalay shaacisay, in ciyaartoyda xidha calaamadda qowmu-luudka lagu ciqaabo doono kaadh uu garsooraha ciyaartu siin doono, isla markaana laga saari doono garoonka haddii uu kusii adkaysto.

FA-ga Ingiriiska oo ay wehelinayaan xidhiidhada Wales, Germany iyo kuwo kale ayaa waxay sheegeen, in go’aanka FIFA uu yahay mid aan la aqbali karayn oo uu ka hor imanayo xuquuqda aas-aasiga ah ee qowmu-liidka oo ay u ololaynayeen in Qatar lagu dhax faafiyo.

Ingiriiska ayaa waxa uu si gaar ah u sheegay, in kabtankooda Harry Kane oo hore ay u xaqiijiyeen inuu xidhan doono calaamadda Qowmu-luudka in aanu xidhan doonin ciyaarta galabta ee Iran ee garoonka Khalifa International Stadium oo loo dhiibay garsoore adag oo kadhka aan kala gabbanin ciyaartoyda.

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023
Share478Tweet299
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.