Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

DEG-DEG: Xogtii Ugu Cuslayd Oo Kasoo Korodhay Heshiiska Rekoodhka Ah Ee Chelsea Ku Doonayso Enzo Fernandez

by Apdihakem Omer Adam
January 4, 2023
0
Breaking News

Waxa u muuqda mid dhinac u dhacay heshiiska ay kooxda Chelsea ku doonaysay khadka dhexe ee kooxda Benfica iyo xulka Argentina ee Enzo Fernandez.

ADVERTISEMENT

Fernandez ayaa Benfica kusoo biiray kaliya dhawr bilood kahor suuqii xagaaga isagoo heshiis 18 Milyan oo euro ah ugaga yimid dhinaca kooxda River Plate.

Durba 21 sano jirkaas ayaa koox bedelasho samayn kara iyadoo ay xiisaynayaan qaar kamida kooxaha ugu waaweyn Yurub.

Waxa ugu weyn ee soo dadajiyay heshiis uu Fernandez koox weyn kaga dego ayaa ah bandhigii uu ka sameeyay Koobkii aduunka ee uu xulkiisa Argentina kula guuleystay.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, sida haatan lagu sheegay wargeyska ugu weyn Portugal ee Record, wadahadalka Chelsea iyo Benfica ayaa xalay sii socday iyagoo labada kooxood mudo dheer ka wada hadlayay sida ay ku heshiinayaan.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

Record ayaa sheegaya in madaxweynaha Benfica ee Rui Costa aqbalay inuu iibiyo Enzo isla markaana haatan wakiilkiisa Jorge Mendes u duulay magaalada London si waxkasta loo dhammaystiro.

21 sano jirkaasi ayaa isagu xilli horeba aqbalay heshiiska shaqsiga ah ee ay Chelsea u bandhigtay, saxeexiisa ayaa ku biiraya lacagaha aadka u badan ee mulkiile Todd Boehly bixinayo.

Ugu dambayn, Chelsea ayaa la filayaa inay 127 Milyan oo euro ka bixiso saxeexa Fernandez iyagoo dhawr mar oo kala duwan lacagtaas bixinaya.

Benfica slap £100m price tag on Manchester United target and Argentina star Enzo  Fernandez - Eurosport

ADVERTISEMENT
Share329Tweet206
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.