Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG-DEG: Tababare Kale Oo Xulkiisu Ka Hadhay Koobka Adduunka Oo Iscasilay

by Abdiwahab Ahmed
December 2, 2022
0
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Waxa sii badanaya tirada tababareyaasha iska casilaya xulalkooda kaddib markii ay ka hadheen Koobka Adduunka, waxaana iyadoo la hadal hayo shaqo ka tegistii tababare Roberto Martinez hadda go’aankiisa caddeeyey Otto Addo oo markii uu dalkiisu ka hadhay Koobka Adduunka ku dhawaaqay inuu is-casilay.

ADVERTISEMENT

Tababaraha xulka qaranka Ghana ee Otto Addo ayaa shaaciyey inuu ka tegayo shaqada xulka qarankaa dalkiisa Ghana, kaddib markii ay ku hadheen wareegga koowaad ee group-yada ee Koobka Adduunka.

Otto Addo oo xulkiisu uu guul-darro 2-0 ah kala kulmay Uruguay ayaa kaalinta afraad kaga dhamaystay Group H, iyadoo ay isla hadheen Uruguay oo guuleysatay balse ay Portugal iyo South Korea kasoo wada baxeen hormadooda.

Otto Addo

ADVERTISEMENT

Saxaafadda ayuu la hadlay Otto Addo waxaanu sheegay inuu ka tegayo xulka qaranka oo uu hadda dedaalkiisa iskugu geynayo shaqadiisa kale ee kooxda Borussia Dortmund, waxaanu yidhi: “Hore ayaan u sheegay bishii October in marka uu dhamaado Koobka Adduunka in aan ka tegayo xulka.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023

“Waqtigan aniga iyo qoyskayguba waxa aanu u jeedsanaynaa mustaqbalkayaga Germany, waxaanan jeclaan lahaa in aan qaato doorkayga Dortmund, aadna waanu ugu faraxsanahay.

“Maalintii aan bilaabay shaqada xulka qaranka ayaan sheegay, in haddii aanu soo baxno, in Koobka Adduunka kaddib aan tegi doono, xataa haddii aanu koobka ku guuleysano.”

ADVERTISEMENT
Share476Tweet297
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa is-casilaya maalin kaddiib markii ay soo baxday fadeexaddii ugu xumayd...

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.