Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

DEG DEG: Shakhtar Donetsk Oo War Rasmi Ah Ka Soo Saartay Hishiiska Mykhaylo Mudryk & Rajo Yar Oo Arsenal Soo Gashay

by Saed Mohamed
January 14, 2023
0
Breaking News

War rasmi ah oo ay goordhaweyd soo saartay kooxda reer Ukraine ee Shakhtar Donetsk ayay ku sheegtay inaysan weli hishiis rasmi ah kala gaarin Chelsea saxiixa Mykhaylo Mudryk.

ADVERTISEMENT

Khabiirka suuqa kala iibsiga Fabrizio Romano ayaa mar sii horeysay shaaciyay in Blues ay kala hishiisay Shakhtar Donetsk saxiixa 22 jirkaan garabka weerar ka ciyaara.

Shakhtar ayaase beenisay haatan warkaan laakiin waxay qirteen in qarka loo saaran yahay inay Chelsea kala hishiiyaan saxiixa Mykhaylo Mudryk ka dib kulankii maanta dhexmaray labada kooxood.

Warbixin ay Shakhtar Donetsk ku soo qortay Twitter ayaa lagu yiri: “Madaxweyanah FC Shakhtar Rinat Akhmetov iyo milkiilaha labaad ee Chelsea Behdad Eghbali waxay ka wada hadleen saxiixa Mykhailo Mudryk ee Chelsea FC maanta.

ADVERTISEMENT

“Labada dhinac waxay qarka u saaran yihiin inay ka hishiiyaan saxiixa ciyaaryahanka.”

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Sida Fabrizio Romano uu sheegay Chelsea ayaa miiska u saartay Shakhtar Donetsk lacag gaareysa 100 milyan euro oo aheyd lacagtii ay dalbaneysay kooxda reer Ukraine.

Wuxuu khabiirka suuqa kala iibsiga sheegay in Chelsea ay u bandhigtay ciyaaryahanka qandaraas todoba sannadood ah oo dhacaya ilaa iyo xagaaga 2030ka.

Balse wuxuu qiray in ciyaaryahanka uu mar walba doonayay kooxda Arsenal oo weli aan laga soo jawaabin dalabkeedii 84ta milyan ginni ee ay ka gudbiyeen ciyaaryahanka.

Mykhaylo Mudyrk ayaa la sheegay inuu haatan ku sii jeedo London, waxayna u badan tahay inuu ka degayo Stamford Bridge.

ADVERTISEMENT
Share638Tweet399
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.