Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Saxiixii LIXAAD Ee Chelsea Ee Bishaan Janaayo Oo La Xaqiijiyay

by Saed Mohamed
January 20, 2023
0
Saxiixii LIXAAD Ee Chelsea Ee Bishaan Janaayo Oo La Xaqiijiyay

Tababaraha PSV ayaa ka dhawaajiyay goor dhaweyd inaysan heynin doorasho kale oo aan ka aheyn inay aqbalaan dalabka adag ee ay soo gudbisay Chelsea.

ADVERTISEMENT

Madueke oo 20 sanno jir ah ayaa noqonaya saxiixii LIXAAD ee Chelsea ay sameyso bishaan Janaayo ka dib markii uu shalay tijaabada caafimaadka ugu soo duulay London.

Xiddiga garabka ka ciyaara ayaa qiimihiisa lagu sheegay 35 milyan ginni, wuxuuna imaanayaa maalmo ka dib markii ay Blues kala soo wareegtay Shakhtar Donetsk xiddiga xiisaha badan ee Mykhailo Mudryk.

Tababaraha PSV Eindhoven Van Nistelrooy ayaa qirtay in inkastoo uu ka xun yahay in Madueke uu baxo in hadana Chelsea ay soo gudbisay dalab u fiican dhinac walba.

ADVERTISEMENT

Weeraryahankii hore ee Manchester United ayaa yiri: “Waa dareen isku dhafan.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

“Waxaa inaga tagaya ciyaaryahan fiican sababtoo ah wuu baxayaa. Ma jirto meel looga laabto sababtoo ah dalab aad u fiican ayaa laga soo gudbiyay.

“Waan dareemayaa muhiimada ay kooxda u leedahay dhaqaalaha loo soo bandhigay. Marka la eego xaaladaha aan ku jirno, lacagta lagu soo dalbaday, waxaan go’aansanay inaan iibino.”

Screenshot 2023 01 20 071430

ADVERTISEMENT
Share339Tweet212
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.