Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

DEG DEG: Ninka Ugu Taajirsan UK Oo Si Rasmi Ah U Gudbiyay Dalabkii Uu Ku Iibsanayay Manchester United

by Saed Mohamed
January 17, 2023
0
Breaking News

Ninka ugu taajirsan UK Jim Ratcliffe ayaa si rasmi ah u galay tartanka loogu jiro iibsashada Manchester United.

ADVERTISEMENT

Qoyska Mareykanka ee iska leh kooxda ayaa suuqa soo dhigay bishii November, laakiin weli ma aysan helin cid si rasmi ah uga iibsata kooxda.

Shirkada uu leeyahay ninka ugu taajisan UK oo lagu magacaabo INEOS ayaa u xaqiijisay wargeyska The Times inay doonayaan inay iibsadaan Manchester United.

Waxay yiraahdeen: “Waxaan si rasmi ah u gudbinay dalabkii aan ku iibsaneynay kooxda”

ADVERTISEMENT

Tartanka iibsashada Manchester United waxaa sidoo kale ku jira dalalka Bariga Dhexe gaar ahaan dowlada Qatar oo dooneysay inay maalgashi ku sameyso horyaalka Premier League.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Waxay sidoo kale xiiseynayaan ganacsato Mareykanka u dhashay iyo kuwa qaarada Aasiya ka soo jeeda.

Laakiin taajirkaan 70 sanno jirka ah ayaa ah shaqsigii ugu horeeyay ee si rasmi ah u shaaciya inuu xiiseynayo iibsashada Manchester United.

Manchester United ayaa la filayaa inay milkiile cusub yeelato bisha Febraayo iyadoo qoyska Glazers ay doonayaan inay isbuucyada soo socda dardargeliyaan iibinta kooxda.

Glazers ayaa filanaya inay faa’ido weyn ka sameeyaan iska iibinta Manchester United, madaama ay ku iibinayaan dhowr bilyan ginni.

ADVERTISEMENT
Share403Tweet252
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.