Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

RASMI: Isku-aadka Wareegga 16ka Copa del Rey Oo La Shaaciyey

by Abdiwahab Ahmed
January 7, 2023
0
RASMI: Isku-aadka Wareegga 16ka Copa del Rey Oo La Shaaciyey

Isku-aadka wareegga 16ka  tartanka Copa del Rey ayaa lagu dhawaaqay, waxaana isku beegmay kooxo waaweyn oo horyaalka LaLiga ka wada ciyaara oo kulamadoodu xiise gaar ah u yeeli doonaan wareeggan.

ADVERTISEMENT

Kooxda difaacanaysa koobka ee Rea Betis ayaa maraysa imtixaan fudud marka loo eego naadiyada kale qaarkood, waxaanay isku dhaceen oo aykala calaf-qadi doonaan Osasuna oo haddii ay soo dhaafaan ay iman doonaan wareegga siddeedda iyaga oo u dagaallami doona in ay difaacdaan koobka labaad ee ugu qiimahaa badan Spain.

Real Sociedad oo sannadkii 2020 ku guuleysatay koobka ayaa waxay isku beegmeen Real Mallorca, halka Real Madrid ay foodda isla galeen naadiga ay caawa wada dheelayaan horyaalka LaLiga ee Villarreal.

Copa del Rey e

ADVERTISEMENT

Barcelona oo si dhib badan kusoo gudubtay ciyaartii ugu dambaysay ayaa waxay mar kale ku noqonaysaa kooxaha heerarka hoose, waxaanay isku dhaaceen AD Ceuta oo heerka saddexaad ee Spain ah, halka Atletico Madrid ay kala calaf-qaadi doonaan Levante oo hadda ka  mid ah kooxaha heerka labaad ee Spain.

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023

Isku-aadka wareegga 16ka Copa del Rey

AD Ceuta – FC Barcelona

Levante UD – Atlético de Madrid

Sporting Gijon – Valencia

ADVERTISEMENT

Alaves – Seville

Real Betis – Osasuna

Villarreal – Real Madrid

Real Sociedad – Majorca

Athletic – Espanyol

Goorma ayaa la ciyaarayaa wareegyada 16ka illaa finalka Copa del Rey?

 Waqtiga wareegga 16ka: January 17-18.

Waqtiga la ciyaarayo wareegga siddeedda: January 25.

Waqtiga lugta hore ee semi-finalka: February 8.

Waqtiga lugta labaad ee semi-finalka: March 1.

Waqtiga la ciyaarayo finalka: May 6.

Share338Tweet211
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.