Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG DEG: Isku Aadka Wareega 8da Koobka Adduunka Oo Dhameystiran & Sida La Isagu Aadayo Semi-finalka

by Saed Mohamed
December 6, 2022
0
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Waxaa caawa soo gabagaboobay kulamadii wareega 16ka ee Koobka Adduunka iyadoo 8 xul ay u soo gudbeen wareega sideed dhamaadka Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT

Portugal ayaa aheyd xulkii ugu danbeeyay ee u soo baxa wareega sideed dhamaadka ka dib markii ay 6-1 ku xasuuqeen Switzerland, halka Morocco ay iyadana soo baxday maanta ka dib markii ay rigoorayaal ku reebeen Spain.

Wareega sideed dhamaadka Koobka Adduunka ayaa bilaabanaya maalinta Jimcaha iyadoo ay ciyaari doonaan xulalka Croatia iyo Brazil halka ay sidoo kale isla maalintaas ay dheeli doonaan xulalka Netherlands iyo Argentina.

Labada kulan kale ee wareega sideed dhamaadka waxaa la dheeli doonaan Sabtida marka ay France iyo England isku dhacaan, waxaa isla maalintaas sidoo kale dheeli doona Morocco iyo Portugal.

ADVERTISEMENT

Semi-finalka waxa uu bilaaban doonaa 13ka December iyadoo ay isku dhici doonaan xulkii soo baxa Netherlands iyo Argentina oo ku dhici doona xulkii soo baxaya Croatia iyo Brazil.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Kulanka kale ee semi-finalka oo dhici doona 14ka December wuxuu dhexmari doonaa xulkii soo baxa Portugal iyo Morocco oo ku dhici doona xulkii soo baxa France iyo England.

Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Oo Dhameystiran:

Jimcaha

Croatia vs Brazil

Netherlands vs Argentina

ADVERTISEMENT

Sabtida

Morocco vs Portugal

France vs England

Isku Aadka Semifinalka:

13ka Disember

Croatia/Brazil vs Netherlands/Argentina

14ka Disember

Morocco/Portugal vs France/England

Share441Tweet276
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.