Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

DEG DEG: Isku Aadka Wareega 8da Carabao Cup Oo La Soo Saaray – Ayay Man United Iyo Man City Ku Aadeen?

by Saed Mohamed
December 23, 2022
0
DEG DEG: Isku Aadka Wareega 8da Carabao Cup Oo La Soo Saaray – Ayay Man United Iyo Man City Ku Aadeen?

Isku aadka wareega sideed dhamaadka Carabao Cup ayaa la soo saaray iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh laakiin waxaa kala badbaaday kooxaha Manchester kawada dhisan ee Man City iyo Man United.

ADVERTISEMENT

Man United oo ka soo talaabsatay habeenkii Arbacada kooxda Burnley ayaa waxay wareega sideed dhamaadka garoonkeeda Old Trafford ku martiqaadi doontaa kooxda heerka seddexaad ee Charlton.

Halka Manchester City oo reebtay kooxdii difaacaneysay koobkaan ee Liverpool ay wareega sideed dhamadka u safri doonto kooxda Premier League ee Southampton.

Waxaa sidoo kale la isku balamiyay kooxaha Nottingham Forest iyo Wolves halka sidoo kale ay isku aadeen kooxaha Newcastle iyo Leicester City.

ADVERTISEMENT

Sideeda kooxood ee isagu soo haray koobka Carabao Cup dhamaantood waa kooxo Premier League ah marka laga reebo kooxda horyaalka heerka seddexaad ee Charlton oo la ciyaareysa Manchester United.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

Isku Aadka Wareega 8da Carabao Cup

Man United vs Charlton

Southampton vs Man City

Nottingham Forest vs Wolves

Newcastle vs Leicester

ADVERTISEMENT

Kulamada wareega sideed dhamaadka Carabao Cup waxaa la ciyaari doonaa isbuuca ka bilaabanaya 9ka bisha Janaayo ee sannadka cusub ee 2023ka.

 

Share476Tweet297
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.