Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG DEG: France Oo Xiddig Muhiim U Ahaa Huteelka Uga Soo Tagtay Ka Hor Kulanka Morocco

by Saed Mohamed
December 14, 2022
0
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Xiddiga khadka dhexe ee Juventus Adrien Rabiot ayaa lagau waramayaa inuusan taam u aheyn inuu ciyaaro kulanka caawa ee semifinalka Koobka Adduunka ee France iyo Morocco.

ADVERTISEMENT

Ciyaarta waxay bilaabaneysaa 10pm Saacada Geeska Afrika iyadoo xulkii guuleysta uu Axada finalka la ciyaari doono Argentina.

Faransiiska waxaa soo wajahay walaac badan ka dib markii duray uu ku faafay kooxda dhexdiisa iyadoo uu saameyn xoogan ku yeeshay ciyaartoyda kala ah Rabiot iyo Dayot Upamecano.

Sida ay sheegeyso jariirada Faransiiska ee L’Equipe labada ciyaaryahan caafimaadkooda ma ahan mid fiican sidaasi darteed kuma soo bilaaban doonaan shaxda France caawa.

ADVERTISEMENT

Wararka ayaa sheegay in Adrien Rabiot inuusan qeyba ka noqon doonin kooxda caawa isagoo looga soo tagay huteelka xulka Faransiiska si uu u nasto.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

January 28, 2023
“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023

Youssouf Fofana ayaa la filayaa inuu buuxiyo booska uu ka maqan yahay Rabiot. Halka booska Upamecano la filayo inuu buuxiyo Ibrahim Konate.

🚨 Adrien Rabiot et Dayot Upamecano ne seront pas titulaires ce soir. Malades, le milieu de terrain et le défenseur central n'avaient pas pris part à la séance d'entraînement collective de veille de match.

— RMC Sport (@RMCsport) December 14, 2022

Xiddiga Juventus aya amuhiim u ahaa Faransiiska Koobkaan Adduunka isagoo ciyaaray dhamaan shantii kulan ee ay France dheeshay Koobka Adduunka.

Wuxuu ku soo bilowday afar kulan oo ka mid ah halka kulanka kale uu kursiga keydka ka soo kacay, waana kulankii ay guuldarada 1-0 kala kulmeen Tunisia.

ADVERTISEMENT
Share395Tweet247
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Garoonka tababarka kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion waa uu ka duwanaa saaka sidii uu hore u ahaan jiray,...

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.