Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG DEG: FIFA Oo Ka Mamnuucday Harry Kane Iyo England Inay Xirtaan Calaamada Qoomu Luudka

by Saed Mohamed
November 20, 2022
0
DEG DEG: FIFA Oo Ka Mamnuucday Harry Kane Iyo England Inay Xirtaan Calaamada Qoomu Luudka

Xiriirka kubada cagta Adduunka ee FIFA ayaa ka mamnuucay xulka England in maradooda kabtanka ay ka dhigtaan calaamada qoomu luudka iyagoo uga dan leh inay ku xumeen dalka Muslimka ah ee Qatar ee martigelinaya Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT

Kulan dhexmaray FIFA iyo xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa lagu wargeliyay xulka England inaysan Koobka Adduunka ku xiran karin caalamada qoomu luudka.

England ayaa berri waxay la ciyaareysaa xulka Iran kulankooda ay ku bilaabanayaan Koobka Adduunka.

Wuxuu go’aankaan ka horimaanayaa wadamo badan oo reer Yurub ah oo horay u sheegay inay xiranayaan caalamada qoomu luudka iyagoo doonaya inay ku xuumeeyaan wadanka Muslimka ah ee Qatar ee koobka martigelinaya.

ADVERTISEMENT

Qatar lagama ogola wax la xiriira dhaqanka qoomu luudnimada, waxayna horay u diideen in calanka qoomu luudyada ee ka sameysan midabka qaanso roobaadka inaan lagu soo bandhigi karin garoomada Koobka Adduunka.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Ingariiska oo weli ka careysan in Qatar ay kaga guuleysatay martigelinta Koobka Adduunka ee 2022 ayaa sameynaya wax walba oo ay ku dhibi karaan wadanka martigelinaya Koobka Adduunka.

Laakiin waxaa haatan soo farogelisay FIFA oo ka diiday Harry Kane inuu calaamada kabtanimada ka dhigto kuwa qoomu luudka madaama FIFA ay ixtiraameyso diinta iyo dhaqanka Qatar.

Inkastoo FIFA ay mamnuucday hadana weli kabtanada doonaya inay xirtaan sida Harry Kane, Manuel Neuer iyo Virgil van Dijk ayaa ku adkeysanaya inay xiran doonaan.

Kabtanka xulka France Hugo Lloris ayaa sheegay inuusan xiran doonin wax lidi ku ah diinta iyo dhaqanka Qatar islamarkaana uu ixtiraamayo wadanka uu martida u yahay.

ADVERTISEMENT
Share482Tweet301
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.