Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG-DEG: England, Denmark, Germany Iyo Dalalka Waaweyn Ee Yurub Oo Iskaga Baxaya FIFA

by Abdiwahab Ahmed
November 23, 2022
1
DEG-DEG: Boqortooyada Sucuudiga Oo Iibsatay Newcastle, Lacagta Ay Ka Bixiyeen Iyo Premier League Oo Awood Cusub Kusoo Korodhay

Denmark ayaa hormood u noqonaya olole ay dalalka waaweyn ee Yurub doonayaan inay kaga baxaan xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA, kaddib markii loo diiday in ay calaamadda khaniisiinta xidhaan kabtannadooda Koobka Adduunka ee ka socda waddanka Qatar.

ADVERTISEMENT

Toddoba waddan oo ay ku jiraan Denmark, England, Germany iyo Wales ayaa hore u shaaciyey, in ay kabtannadoodu xidhanayaan calaamadda khaniisiinta inta uu socdo Koobka Adduunka, hase yeeshee uu xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA mamnuucay in ay xidhan karaan calaamaddaas.

Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Denmark oo lagu magacaabo Jesper Moller ayaa sheegay, in ay ka fiirsanayaan in ay gebi ahaanba 55ka dal ee Yurub oo lagu daray UK ay iskaga baxaan FIFA, maadaama loo ogolaan waayey inay qowmu-luudka iyo khaniisnimada ku faafiyaan dalka Islaamka ah ee Qatar.

Waxa kale oo ay Denmark sheegtay, in aanay taageeri doonin madaxweynaha FIFA ee Gianni Infantino oo doonaya in mar kale loo doorto inuu sii ahaado madaxa FIFA, taas beddelkeedana ay qorshaynayaan inay iskaga baxaan gebi ahaanba FIFA.

ADVERTISEMENT

Kabtanka xulka qaranka England ee Harry Kane iyo midka xulka Germany ee Manuel Neuer iyo kuwo kale ayaa olole ballaadhan u galay in loo ogolaado inay xidhaan calaamadda kaniisiinta, iyaga oo isku dayaya inay fuliyaan qorshaha reer Galbeedku doonayaan inay ku fasahaadiyaan dhaqanka diinta Islaamka ku sallaysan ee Qatar, balse markii ay ku fashilmeen ayay hadda bilaabayaan olole ka dhan ah FIFA.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
ADVERTISEMENT
Share510Tweet319
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Comments 1

  1. Adam Somali says:
    2 months ago

    Ilaahay baa horay noogu sheegay gaalada dhagartooda iyo ineysan waligood kaa raali noqonayni ilaa aad miladooda qaadato. Iyaguu qaracan kudilay qawmu luudka, markaasay rabaan Iney nala soo galaan anaga.
    Haka baxaan haday rabaan

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.