Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG-DEG: Didier Deschamps Oo Si Arxan-darro Ah Ugu Jawaabay Karim Benzema

by Abdiwahab Ahmed
December 17, 2022
1
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Tababaraha xulka qaranka Faransiiska ee Didier Deschamps ayaa si jees-jees ah ugu jawaabay Karim Benzema oo xalay ka hadlay ka maqnaanshihiisa xulka qaranka Faransiiska oo uu xusay in aanu xiisanaynayn in uu dib ugu laabto, kaddib markii ay soo baxday xaqiiqada uu kaga maqan yahay Koobka Adduunka oo ah in uu Didier Deschamps ka saaray xulka isaga oo aan qabin dhaawac weyn.

ADVERTISEMENT

Deschamps ayaa mar dhoweyn la hadlay saxaafadda ka hor finalka Koobka Adduunka ee berri, waxaana uu ka jawaabay su’aashii uu ka meeraysan jiray ee ku saabsanayd in Karim Benzema uu finalka ciyaari doono.

Faransiiska oo uu kusii faafayo Caabuqa Geela oo kaga dhacay Varane, Konate iyo Coman ayaa wali ka maqan garoomada oo caabuqani ku dhacay, waxaanu sheegay in uu walaacsan yahay.

Su’aal laga weydiiyey Karim Benzema oo la sheegay in isaga oo kaliya saddex maalmood oo daaweyn ah kaga soo kaban karaya dhaawaca, in uu ka caydhiyey xulka, ayaa waxa uu ka jawaabay hadal uu xalay weeraryahanka Real Madrid kusoo qoray bartiisa oo ahaa in aanu xiisaynayn inuu dib ugu laabto Faransiiska.

ADVERTISEMENT

Deschamps oo u jawaabaya Benzema ayaa yidhi: “Su’aashan miyaa loo qaybiyey wariyeyaasha? Haddii aadan uga jawaabin way cadhoonayaan. Aniga ciyaartooyo badan ayaa hore iiga dhaawacmay. Karim waa ka mid. Ciyaartoygii ugu dambeeyey ee dhaawacmay waa Lucas Hernandez. Intii markaa ka dambaysay, waxa aan haystay 24 ciyaartoy. Iga joojiy su’ashan, berrina 24kaa ciyaartoy ayaan haysanayaa.”

Sidoo Kale Akhri

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023
Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
ADVERTISEMENT
Share611Tweet382
ADVERTISEMENT

Related Posts

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Comments 1

  1. Bulhan says:
    1 month ago

    Arxandaro ka so dhex saara marka waxaasba page fadhiya xooolo la isku keenay

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.