Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG DEG: Daafaca Arsenal Ben White Oo Isaga Tagay Xulka Ingariiska Ee Koobka Adduunka

by Saed Mohamed
November 30, 2022
0
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Xulka Ingariiska ayaa ku dhawaaqay in Ben White uu isaga tagay xerada Koobka Adduunka ee xulka Ingariiska islamarkaana uu u duulay sababo shaqsi ah darteed.

ADVERTISEMENT

Daafaca England lama filayo inuu ku laabto xulka England ee Qatar ku sugan inta ka harsan Koobka Adduunka.

Warbixin ay soo saareen xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa lagu yiri: “Ben White wuxuu isaga tagay xarunta tababarka xulka England ee Al-Wakrah, wuxuuna ku laabtay England sababo shaqsi ah darteed.

“Daafaca Arsenal lama filayo inuu ku soo laabto xulka inta ka harsan tartanka.

ADVERTISEMENT

“Waxaan codsaneynaa in la ixtiraamo nolosha garka ah ee ciyaaryahanka waqtigaan.”

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023

Ben White kooxdiisa Arsenal ayaa iyadana ku soo qortay Twitter: “Dhamaanteen ayaa kula jirna Ben.”

25 jirkaan ayaan ciyaarin seddexdii kulan ee ay ilaa iyo haatan England ciyaartay Koobka Adduunka.

White wuxuu ahaa bedel aan la isticmaalin labadii kulan ee ugu horeysay halka uu xulka gabi ahaanba ka maqnaa kulankii ay 3-0 uga badiyeen Wales.

Weli lama oga waxa ku dhacay White iyo sababaha shaqsiyadeed ee sababay inuu ka tago xulka Ingariiska.

ADVERTISEMENT
Share523Tweet327
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.