Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

DEG-DEG: Cristiano Ronaldo Oo Ku Dhaw Koox Uu Heshiis 200 Milyan Ah Ugu Biirayo

by Apdihakem Omer Adam
November 30, 2022
0
Breaking News

Weeraryahanka dhawaan laga fasaxay Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayay sii socdaan in warar kala duwan laga qoro arrimaha mustaqbalkiisa iyo kooxaha la saxeexan kara.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa xagaagii saxeexiisa lala xidhiidhinayay kooxo laga xusi karo Bayern Munich, Napoli iyo Chelsea walow aysan midkoodna wax dalab ah ka geynin balse haatan ayay u muuqdaan kuwo qaboojiyay xiisahoodii.

Ronaldo ayaa xilli ciyaareedkan aan joogto ka ahayn shaxda asaasiga ah ee Man United isagoo marar badan muujiyay sida uu uga cadhaysan yahay.

Dhawaan ayay ahayd markii waraysi uu siiyay Piers Morgan oo ah saxafi sarre uu sababay in wadajir uu Red Devils ula kansalo heshiiskii uu kula joogay ee xagaaga dambe ku ekaa.

ADVERTISEMENT

Haatan sida uu sheegayo wargeyska ree Spain ee MARCA, Cristiano ayaa aad ugu dhaw inuu heshiis laba sano ah u saxeexo kooxda ree Saudi Arabia ee Al Nassr.

Sidoo Kale Akhri

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023
WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

February 7, 2023

Warbixinta ayaa sheegaysa in Ronaldo mudadaas ku qaadan doono 200 Milyan oo euro oo ah isku gaynta mushaharkiisa iyo heshiis xayaysiin ah.

Image

ADVERTISEMENT
Share373Tweet233
ADVERTISEMENT

Related Posts

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijiyey, in xiddiga reer Brazil ee Antony uu ku biiray liiska ciyaartoyda dhaawaca...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.