Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

DEG-DEG: Chelsea Oo Si Rasmi Ah U Dhamystirtay Heshiiska Mykhaylo Mudryk

by Abdiwahab Ahmed
January 15, 2023
0
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Weeraryahanka reer Ukraine ee Mykhaylo Mudryk  ayaa hadda ku sugan xarunta maamulka Chelsea ee Cobham oo uu tijaabada caafimaadka ku maray maanta qallinkii hore, waxaana uu hadda qalinka ku duugay heshiis uu kaga mid noqonayo Chelsea.

ADVERTISEMENT

Xiddigan oo ay Chelsea ka afduubatay Arsenal oo muddo qarka u saarnayd, ayaa waxa uu xalay ka degay magaalada London iyadoo saakana uu tijaabada caafimaadka maray oo uu ka gudbay ka hor intii aanu heshiiska saxeexay.

Mykhaylo Mudryk oo ay Chelsea €100 milyan oo Euro kaga soo iibsatay kooxda reer Ukraine ee Shakhtar Donetsk ayaa saxeexay heshiis toddoba sannadood iyo dheeraad ah oo soconaya illaa laga gaadhayo June 2030, taas oo ka dhigan in uu toddoba sannadood iyo lix bilood ahaan doono xiddiga ka tirsan Chelsea haddii aan la iibin ama aanu si kale uga tegin.

Chelsea ayaa dedejinaysa dhamaystirka heshiiska Mykhaylo Mudryk si garoonka Stamford Bridge loogu soo bandhigo ka hor inta aanay bilaabmin ciyaarta Chelsea ay ku martigelinayso Crystal Palace, isla markaana u ciyaari karo kulanka xiga ee ay Liverpool ballansan yihiin.

ADVERTISEMENT

Heshiiska Mykhaylo Mudryk ayaa ka mid noqonaya heshiisyadii ugu waqtiga dheeraa ee lagu arko kubadda cagta, waxaanay inta badan noqon jireen shan sannadood balse Blues ayaa sidan oo kale heshiisyo dhaadheer uga saxeexday Fofana iyo Santos.

Sidoo Kale Akhri

Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

February 7, 2023
Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

February 7, 2023
ADVERTISEMENT
Share312Tweet195
ADVERTISEMENT

Related Posts

Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Fadeexadda ku habsatay kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa farqa lasoo gashay halyeyga reer Ivory Coast ee Yaya Toure oo...

Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Ciyaarta adag ee Arbacada ka dhacaysa Old Trafford ee Manchester United  iyo Everton, ayaan laga daawan doonin waddanka UK, inkasta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.