Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

DEG DEG: Arsenal Oo Isku Darsatay Abaalmarinada Xiddiga Iyo Tababaraha Ugu Fiican Premier League

by Saed Mohamed
January 13, 2023
0
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Kabtanka Arsenal Martin Odegaard ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa Premier League ee bilihii November iyo December

ADVERTISEMENT

Xiddiga reer Norway ayaa muhiim u ah xilli ciyaareedka Arsenal isagoo ka caawiyay inay hogaanka u hayaan horyaalka Premier League. Arsenal ayaana rajo ka qabta inay qaado horyaalkeedii ugu horeysay ee muddo 19 sannadood ah.

Wuxuu dhaliyay seddex gool, wuxuuna sameeyay seddex caawin kulamadii uu saftay November iyo December ee horyaalka Premier League iyadoo abaalmarinta la isku daray labada bilood madaama Koobka Adduunka ee dhexda ka soo galay xilli ciyaareedka.

Mudadaas Arsenalw axay badisay afartii kulan ee ciyaartay horyaalka Premier League iyagoo si fiican uga fogaaday kooxda heerka labaad ee Manchester City.

ADVERTISEMENT

FmWBKOgakAAGG2e?format=jpg&name=small

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Mikel Arteta ayaa isna ku guuleystay abaalmarinta tababarihii ugu fiicnaa Premier League bilihii November iyo December.

Tababaraha reer Spain ayaa guul ku hogaamiyay Arsenal kulankii Chelsea ee Stamford Bridge waxaa ugu xigay guushii ay ka gaareen Wolves.

Ka dib waxay Arsenal Emirates Stadium ku garaacday West Ham United ka hor inta aysan 4-2 kaga badinin Brighton garoonka Amex Stadium.

ADVERTISEMENT
Share400Tweet250
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.