Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Dani Alves Oo Xabsiga La Dhigay Maanta Duhurkii

by Abdiwahab Ahmed
January 20, 2023
0
“Iyaga Ayaa Ah Murashaxiinta” – Dani Alves Oo Doortay Kooxda Ugu Cad Cad Ku Guuleysiga Champions League

Xiddiga Brazil ee Dani Alves ayaa maanta xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu eedeeyey inuu ku kacay kufsi gabadh yar oo ay ku kulmeen mid ka mid hotellada magaalada Barcelona kaddib markii uu kasoo laabtay Koobkii Adduunka ee lagu qabtay Qatar.

ADVERTISEMENT

Booliska ayaa maanta gacanta ku dhigay Dani Alves oo uu ku socdo baadhitaan la xidhiidha kufsiga loo haysto oo dhacay December 31, sida ay sheegay wakaaladda wararka ee The Associated Press.

Sidii aanu shalay idiin soo gudbinay, Dani Alves ayaa looga yeedhay maxkamadda oo bixisay amarka ah in xabsiga la dhigo inta uu socdo baadhitaanka, mana jiro waqti loo qabtay in lagu soo gabogabaynayo baadhitaanka.

Booliska ayaa maxkamadda ka hor sheegay, in uu Dani Alves xoogay gabadh aan raalli ka ahayn oo uu ay ku kulmeen mid ka mid ah hotellada maqaalada xilli saqdhexe ah, isla markaana cabashada gabadhani ay soo gaadhay isla waqtigii uu falku dhacay.

ADVERTISEMENT

Dani Alves oo 39 jir ah ayaa beeniyey inuu sameeyey falka lagu eedaynayo oo uu ku mutaysan karayo xadhig waqti dheer ah, waxaanay qareennadiisu diyaarinayaan sidii ay uga difaaci lahaayeen falkan lagu eedeeyey.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Ruug-caddaga Brazil ayaa ka mid ah ciyaartoyga ugu guulaha badan kubadda cagta, waxaana uu koobab waaweyn iyo horyaallo kula soo guuleystay toddoba kooxood oo ay ku jiraan Barcelona, Juventus iyo Paris Saint-Germain, haddana waxa uu u ciyaaraa kooxda reer Mexico ee Pumas.

ADVERTISEMENT
Share342Tweet214
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.