Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DAAWO: Samuel Eto’o Oo Gacanta Ula Tegay Taageere Ku Sugan Qatar

by Abdiwahab Ahmed
December 6, 2022
0
DAAWO: Samuel Eto’o Oo Gacanta Ula Tegay Taageere Ku Sugan Qatar

Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Cameroon ee Samuel Eto’o ayaa waajahaya baadhitaan sababi kara in lagu rido ganaax kaga yimaadda FIFA, kaddib markii ay soo baxeen muuqaallo caddaynaya isaga oo laad la dhacaya taageereye ku sugan waddanka Qatar.

ADVERTISEMENT

Samuel Eot’o ayaa Isniintii markii uu dalkiisu ka  hadhay Koobka Adduunka ee uu ka baxay garoonka Stadium 974 ee magaalada Doxa, waxay is af-dhaafeen wiil dhallinyaro ah oo sitay kamarad, kana duubanayay muuqaal isaga oo aan ogolaansho ka haysan.

Wargeyska El Partidazo de Cope ee kasoo baxa waddanka Spain iyo sidoo kale La Opionion ayaa markii koowaad helay muuqaalka oo uu Samuel Eto’o ku cararayo wiil haysta kamarad, kaas oo uu laad dhulka ugu tuuray.

Wargeyska  Dialy Mail ayaa sheegay in aan la garanayn sababta keentay in Samuel Eto’o oo marka horeba sawirro ay la galayeen taageereyaal ku sugnaa bannaanka garoonku uu uga cadhooday wiilkan, balse waxa muuqanaya iyadoo wiilkaasi uu hadallo ku leeyahay Eto’o oo isagana laga qabtay balse haddana uu wiilku sii watay hadalka, taasina keentay in halyeyga reer Cameroon uu ku ordo oo uu caloosha ka laado, dhulkana ugu tuuro.

ADVERTISEMENT

Halkan ka daawo muuqaalka dhacdada

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

👊 Agresión de Samuel Eto'o a un aficionado a la salida del partido entre Brasil y Corea

📹 @LaOpinionLA

📻 #PartidazoCOPE pic.twitter.com/yZTmdD16o3

— El Partidazo de COPE (@partidazocope) December 6, 2022

ADVERTISEMENT
Share356Tweet223
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.