Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Ligue 1

DAAWO: PSG Oo Saf Sharafeed Ku Soo Dhaweysay Lionel Messi – Muxuuse Kylian Mbappe Uga Maqnaa?

by Saed Mohamed
January 4, 2023
0
DAAWO: PSG Oo Saf Sharafeed Ku Soo Dhaweysay Lionel Messi – Muxuuse Kylian Mbappe Uga Maqnaa?

PSG ayaa saf sharafeed iyo sacab ku soo dhaweysay xiddigooda Lionel Messi laakiin ciyaartoydii soo dhaweeyay waxaa ka maqnaa Kylian Mbappe kaasoo Messi uu ka qaaday koobka Adduunka ciyaartii finalka.

ADVERTISEMENT

Messi ayaa labo gool dhaliyay finalka isagoo ka caawiyay inay rigoore ku badiyaan ka dib barbaro 3-3 ah oo ay labada xul isla dhaafi waayen. Laakiin waxaa abaalmarinta kabta dahabka ka qaaday Mbappe oo seddexleey dhaliyay kulankii finalka.

Messi ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababarka PSG ka dib markii fasax dheer loo siiyay inuu u dabaaldego hanashadii Koobka Adduunka ee bishii la soo dhaafay.

Markii uu ku soo noqday xarunta kooxda waxaa u saftay ciyaartoyda kooxda oo sacab ku soo dhaweeyay laakiin waxaa ka maqnaa Kylian Mbappe iyo Achraf Hakimi.

ADVERTISEMENT

Mbappe iyo saaxiibkiisa Hakimi ayaa labaduba waxaa fasaxay tababaraha PSG Christophe Galtier ka dib kulankii ay guuldarada ka soo gaartay Lens. Waxayna labada xiddig u safreen dalka Mareykanka halkaasoo ay ku soo daawadeen ciyaar kubada Kolayga ah.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Waxaase safka soo dhaweynta ku jiray Kylian Mbappe walaalkiis ka yar Ethan Mbappe kaasoo dhawaan ka mid noqday kooxda koowaad ee PSG waxayna kaamirada qabatay isagoo indhaha ku gubaya Messi.

ADVERTISEMENT
Share380Tweet238
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.