DAAWO Muuqaalka Baraha Bulshada Haysta Ee Falcelintii Caruur Lionel Messi La Kulmay Xalay

Waxa ilaa xalay baraha bulshada haysta muuqaalka caruur da’yar ah oo markii ugu horreysay la kulmay weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Lionel Messi oo kahor tagayay kooxda Maccabi Haifa.

Paris ayay kooxda Israel metelaysay gool kaga hortamtay xilli hore ee kulankaas ah balse kooxda caasimada France ka socotay ayaa goolal ka heshay saddexleydeeda weerar ee Lionel Messi, Neymar Jr iyo Kylian Mbappe.

Daqiiqada ugu hadal haynta badan ee kulankaas ayaan ahayn wax la xidhiidha goolashii la kala dhaliyay iyo dhammaan 90-kii daqiiqo ee ciyaarta balse ahayd kulanka kahor.

Advertisements

Caruurta ayaa falcelintooda cajiibka ah laga dareemayaa farxadooda la kulanka Messi iyagoo aan muhiimad badan siinayn dhammaan xiddigaha kale ee PSG.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Advertisements

 

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*

Haddii Aad Ka Heshay Warbixintaan Fadlan La Wadaag Asxaabtaada