Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DAAWO Daqiiqadii Uu Lisandro Martinez Badbaadiyay Rajada Koobka Aduunka Lionel Messi Iyo Argentina

by Apdihakem Omer Adam
December 4, 2022
0
DAAWO Daqiiqadii Uu Lisandro Martinez Badbaadiyay Rajada Koobka Aduunka Lionel Messi Iyo Argentina

Daafaca dhexe ee xulka Argentina ee Lisandro Martinez ayaa xalay qayb muhiima ka ciyaaray in dalkiisu u gudbo wareega siddeed dhammaadka koobka aduunka.

ADVERTISEMENT

Image

Argentina ayaa noqotay dalkii labaad ee wareegaas gaadha kaddib guul 2-1 ah oo ay ka gaadheen Australia. Haatan xulka La Albicelste ayaa wareega siddeed dhammaadka la ballansan Netherlands oo isla xalay Maraykanka kasoo gudbay.

Mid kamida daqiiqadaha ugu hadal haynta badan ciyaartaas ayaa ahayd daqiiqadii 80-aad markii kulanka oo 2-1 ah oo xiddiga Dundee United ee Aziz Behich ku dhawaaday inuu 2-2 ka dhigo.

ADVERTISEMENT

Behich ayaa soo dhaafay xiddigo badan oo Argentina ah isagoo hortagay goolka Emiliano Martinez, laaga ugu dambeeya ee uu sameeyay ayuu xanibay Licha Martinez oo meel dhaw kaga soo baxay.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Game winning block. @LisandrMartinez 🔴✅ pic.twitter.com/DNGAwwj0N6

— UtdPlug (@UtdPlug) December 3, 2022

 

ADVERTISEMENT
Share456Tweet285
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.