Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Daafaca Midig Ee Barcelona Heshay, Xiddiga Chelsea Saxeexiisa Ku Kalsoon Tahay & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

by Apdihakem Omer Adam
December 20, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Everton ayaa ku dhaw heshiiska cusub oo ay ka saxeexato Anthony Gordon si ay meesha uga saaraan xiisaha uga imanaya Chelsea. (Telegraph – subscription required)

ADVERTISEMENT

N’Golo Kante ayaa riixaya heshiis uu Barcelona ugu biirayo bilaash marka qandaraaskiisa Chelsea dhaco 2023. (Sport – in Spanish)

Paris St-Germain waxay wadahadalo heshiis kordhin ah la furi doontaa Lionel Messi kaddib ku guuleysigiisii Koobka aduunka. (RMC via Mail)

Bayern Munich ayaa xiisaynaysa saxeexa goolhayaha Aston Villa iyo Argentina ee Emilano Martinez. (MediaFoot – in French)

ADVERTISEMENT

Sidoo kale goolhayaha Borussia Monchengladbach ee Yann Sommer ayaa wadahadalo kula jira Bayern Munich oo u doonaysa bedelka Manuel Neuer oo dhaawacmay.(Goal)

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Real Madrid tababaraheeda Carlo Ancelotti ayaa iska fogeeyay shaqada xulka Brazil isagoo sheegay inuu haysanayo shaqadiisa Madrid. (Rai Radio 1 via Mail)

Kylian Mbappe ayaa dhawaanba ku dhawaaqi kara inuu xagaaga dambe iskaga tagayo PSG xilli ay Real Madrid wali xiisaynayso. (Sport – in Spanish)

Barcelona ayaa xiisaynaysa daafaca midig ee Celtic iyo xulka Croatia ee Josip Juranovic balse tartan kala kulmaysa Atletico Madrid iyo kooxo Premier League ah. (Sky Sports)

Napoli agaasimaheeda ciyaaraha ayaa beeniyay wararka sheegaya inay Newcastle ka iibinayaan xiddigooda Khvicha Kvaratskhelia. (Sport Express, via Fabrizio Romano)

ADVERTISEMENT

Tottenham ayaa ka fikiraysa saxeexa goolhayaha Everton ee Jordan Pickford oo ay u rabaan bedelka Hugo Lloris. (Football Insider)

Arsenal ayaa toddobaadyada soo socda wadahadalo heshiis kordhin la furi doonta Bukayo Saka.(Caught Offside)

Zinedine Zidane ayaa Didier Deschamps ka bedeli kara shaqada xulka France kaddib guuldarradii Finalka Koobka aduunka (Mundo Deportivo – in Spanish)

Arsenal iyo Leeds ayaa ku biiray tartanka weeraryahan Matheus Cunha oo ay Atletico Madrid iibkiisa diyaar u tahay. (Goal)

Chelsea ayaa ku kalsoon saxeexa daafaca dhexe ee RB Leipzig iyo Croatia ee Josko Gvardiol walow ay ka warqabaan in lagula tartamayo. (90 min)

Chelsea ayaa sidoo kale isha ku haysa saxeexa 18 sano jirka weeraryahanka Borussia Dortmund ee Youssoufa Moukoko oo qandaraaskiisu xagaaga ku eeg yahay. (Give Me Sport)

Inter Milan ayaa ka fikiraysa saxeexa khadka dhexe ee Roberto Pereyra marka heshiiskiisa Udinese xagaaga dhaco. (Fichajes – in Spanish)

Share374Tweet234
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.