Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Daafaca Man United Iyo Real Madrid Isku Haystaan, Arsenal Iyo Chelsea Oo Laacib Premier League Ah Ku Tartamaya & Wararka Suuqa

by Apdihakem Omer Adam
December 11, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Barcelona ayaa isla suuqa January dhammaystiri karta heshiis xor ah oo ay xagaaga dambe Chelsea kagala wareegto N’Golo Kante. (Sport)

ADVERTISEMENT

AC Milan ayay macquul tahay inay iska soo afmeerto xiisaha Hakim Ziyech sababtoo ah mushaharka uu dalbanayo balse waxay wali xiisaynayaan saaxiibkiisa Chelsea ee Armando Broja. (Gazzetta Dello Sport, via Football Italia)

Tottenham ayaa isku dayi karta inay Stefan de Vrij kala saxeexato Inter Milan, Atletico Madrid ayaa sidoo kale doonaysa 30 sano jirkaas oo heshiiskiisu xagaaga dhacayo. (Football Insider)

Tottenham, Juventus, Inter Milan iyo Atletico Madrid ayaa dhammaantood xiisaynaya khadka dhexe ee Brighton ee Alexis Mac Allister. (Fichajes – in Spanish)

ADVERTISEMENT

Manchester United tababaraheeda Ten Hag diyaar ayuu u ahaa inuu isla suuqii xagaaga fasaxo Cristiano Ronaldo balse kooxo badan ayaa saxeexiisa diiday. (Athletic – subscription required)

Sidoo Kale Akhri

Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

February 6, 2023
“Waan Idin Baryayaa…” – Arrinta Uu Karim Benzema Ka Tuugayo Kooxdiisa Real Madrid Oo La Ogaaday

Real Madrid Oo Shan Ciyaartoy Oo Muhiim Ahi Ka Maqan Yihiin Oo Usoo Duulaysa Qaaradda Afrika

February 6, 2023

Manchester United ayaa dib usoo celisay xiisaheeda daafaca dhexe ee Napoli ee Kim Min-jae oo heshiiskiisa kaliya 38 Milyan oo pound lagu jabin karo balse Real Madrid ayay tartan kala kulmayaan. (Sunday Mirror)

Arsenal iyo Chelsea ayaa labaduba muujiyay xiisahooda Wilfried Zaha oo heshiiskiisa Crystal Palace xagaaga dambe ku eeg yahay. (Teamtalk)

Newcastle ayaa ah kooxda ugu horreysa tartanka daafaca dhexe ee Inter Milan ee Milan Skriniar. (Calciomercato – in Italian)

Chelsea iyo Liverpool ayaa labaduba xiisaynaya inay khadka dhexe ee ree Norway ee Sander Berge kala wareegaan Sheffield United. (Jeunesfooteux – in French)

ADVERTISEMENT

Juventus ayaa Inter Milan kula biirtay indho-indhaynta xaalada 33 sano jirka daafaca dhexe ee AS Roma ee Chris Smalling oo heshiiskiisu xagaaga dhacayo. (Sky Sports Italia – in Italian)

Sevilla ayaa xiisaynaysa 22 sano jirka khadka dhexe ee kooxda Angers ee Azzedine Ounahi oo Morocco koobka aduunka wacdarro ugu dhigaya. (Fichajes – in Spanish)

Borussia Dortmund ma doonayso inay suuqa January iibiso Thomas Meunier oo ay Barcelona xiisaynayso. (Sport – in Spanish)

Daafaca bidix ee Portugal ee Raphael Guerreiro ayay u badantahay inuu Borussia Dortmund ka tago xagaaga. (Ruhr Nachrichten – in German)

Bayer Leverkusen aagaasimaheeda ciyaaraha ee Simon Rolfes ayaa sheegay inaysan werwer ka qabin mustaqbalka daafaca midig ee Jeremie Frimpong oo Man United lala xidhiidhinayo heshiiskiisa kooxduna 2025 ku eeg yahay. (Sky Deutschland, via Manchester Evening News)

Share416Tweet260
ADVERTISEMENT

Related Posts

Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

by Saed Mohamed
February 6, 2023
0

“Waan Idin Baryayaa…” – Arrinta Uu Karim Benzema Ka Tuugayo Kooxdiisa Real Madrid Oo La Ogaaday

Real Madrid Oo Shan Ciyaartoy Oo Muhiim Ahi Ka Maqan Yihiin Oo Usoo Duulaysa Qaaradda Afrika

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa safar ku imanaysa qaaradda Afrika oo ay Arbacada kula ciyaarayso Al Ahli semi-finlka tartanka...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.