Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Daafaca Chelsea Saxeexiisa Wado, Barcelona Oo Saxeexeedii Cusbaa Iibinaysa & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

by Apdihakem Omer Adam
December 2, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Atletico Madrid ayaa diyaar u ah inay 100 Milyan oo euro ku bixiso saxeexa Joao Felix oo ay 126 Milyan oo euro kula saxeexatay 2019-kii. (AS – in Spanish)

ADVERTISEMENT

Manchester United ayaa doonaysa Joao Felix balse tartan kala kulmaysa PSG iyo Bayern Munich.(Mail)

PSG heshiis ayay u bandhigi doontaa Lionel Messi koobka aduunka kaddib. (Goal)

Al Hilal ayaa doonaysa inay Al Nassr ku garaacdo saxeexa Cristiano Ronaldo oo ka tagay Manchester United. (Express)

ADVERTISEMENT

Chelsea ayaa wali wadahadalo RB Leipzig kagala jirta saxeexa daafaca dhexe ee 20 sano jirka ah ee Josko Gvardiol  oo mar uu ka hadlayay arrimahaas yidhi “Malaha maalin ayaan halkaas joogi doonaa”.(Athletic, via 90 Min)

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Atletico Madrid ayaa Leicester City wax ka weydiisay daafaca dhexe ee Caglar Soyuncu. (AS – in Spanish)

Borussia Dortmund agaasimaheeda ciyaaraha ee Carsten Cramer ayaa sheegay inay xidhiidh wanaagsan la leeyihiin tababare Jurgen Klopp balse aysan taasi ka dhignayn inay saxeexa Jude Bellingham u fududayn doonaan. (Vietnam News)

Declan Rice ayaa tilmaamay inuu doonayo inuu ka tago West Ham isagoo xusay inuu rabo ka ciyaarista Champions League. (Guardian)

Newcastle ayaa wali xiisaynaysa saxeexa kubad sameeyaha Leicester City ee James Maddison balse uma badna inay suuqa January u dhaqaaqaan. (Luke Edwards)

ADVERTISEMENT

Nottingham Forest ayaa kubad sameeyaha ree Brazil ee Gustavo Scarpa saxeexiisa kala heshiisay kooxda Palmeiras. (Fabrizio Romano)

Chelsea ayaa Newcastle kula tartamaysa khadka dhexe ee 18 sano jirka ah ee Andrey Santos oo ka tirsan kooxda Vasco da Gama. (90 Min)

Barcelona khadkeeda dhexe ee Franck Kessie oo kooxda xagaagii kusoo biiray ayaan raaxo ku dareemayn kooxdaasi waxayna ku iibin kartaa kaliya 10 Milyan oo euro. (AS – in Spanish)

Barcelona way xiisaynaysaa Endrick balse dagaal dhinaca dalabaadka ah uma gali doonto saxeexiisa. (Marca – in Spanish)

AC Milan ayaa rajaynaysa inuu heshiis cusub u saxeexo Rafael Leao oo lala xidhiidhinayay Man City, Chelsea iyo Man United. (Calciomercato, via Football Italia)

Liverpool ayaa kansalaysa heshiiska uu daafaceeda Billy Koumetio ku joogo kooxda Austria Vienna maadaama ay 20 sano jirkaas kooxda ree Austria ku yaraysay wakhtiga.  (Football Insider)

Share345Tweet216
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.