Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo Oo Halis Gelinaya Inuu Ciqaab Kala Kulmo FIFA Isagoo Doonaya Inuu Caawa U Dheelo Al Nassr

by Saed Mohamed
January 5, 2023
0
SU’AAL WEYN: Miyuu Ronaldo Sucuudiga Kula Noolaan Karaa Saaxiibtiisa Uusan Wali Guursan Ee Georgina?

Cristiano Ronaldo ayaa halis gelinaya inuu la kulmo ciqaabta FIFA haddii uu caawa safto kulankiisa ugu horeeya ee kooxda Al Nassr ay la ciyaareyso Al Ta’ee.

ADVERTISEMENT

37 jirkaan ayaa la duldhigay ganaax labo kulan ah ka dib markii uu taleefan ka jabiyay wiil yar oo taageere Everton ah bishii April.

Ronaldo ayaa si rasmi ah u noqday ciyaaryahan Al Nassr ah  horaantii todobaadkan isagoo u saxiixay hishiis labo sanno iyo bar ah oo uu isbuucii ku qaadanayo 3.6 milyan ginni.

Madaxa kooxda Al Nassr ayaa doonaya in Ronaldo uu ciyaaro kulanka caawa iyadoo taageerayaasha ay ku faraxsan yihiin inay arkaan xiddiga shanta jeer ku guueystay Ballon d’Or oo u ciyaaray markii ugu horeysay.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, kooxda iyo ciyaaryahanka ayaa halis gelin doona inay wajahaan carrada FIFA haddii uu caawa u dheelo kooxda tababare Rudi Garcia

Sidoo Kale Akhri

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo War-saxaafadeed Soo Saartay Xilli Fadeexado Dul-hoganayaan

Man City Oo Shir Deg-deg Ah Ugu Yeedhay Tababareyaasha & Shaqaalaheeda

February 7, 2023

Madaxda kooxda Al Nassr ayaa rajeynaya in ogolaanshaha caalamiga ah ee saxiixa ciyaaryahanka inay meesha ka saareyso ganaaxii FA-ga Ingariiska sida ay sheegtay Daily Mail.

Waxaa la sheegayaa in Ronaldo uu halis gelin doono ganaax uga yimaada FIFA islamarkaana kooxdiisa cusub ay ganaax lacageed la kulmi doonto haddii ay dhaqangelin waayaan ganaaxii FA-ga Ingariiska ee labada kulan ee la soo saaray ka dib markii uu ka tagay Manchester United.

ADVERTISEMENT
Share297Tweet186
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

DEG-DEG: Manchester City Oo War-saxaafadeed Soo Saartay Xilli Fadeexado Dul-hoganayaan

Man City Oo Shir Deg-deg Ah Ugu Yeedhay Tababareyaasha & Shaqaalaheeda

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester City aya isku-diyaarinaysa inay dagaal toos ah la gasho Premier League, kaddib markii lagu eedeeyey in ay 115 jeer...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.