Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Chelsea Oo Nabarka Ku Xanuunjisay Arsenal Ka Dib Hishiiska Mudryk – Ma Aamini Kartid Wixii Ay Sameeyeen

by Saed Mohamed
January 15, 2023
0
Chelsea Oo Nabarka Ku Xanuunjisay Arsenal Ka Dib Hishiiska Mudryk – Ma Aamini Kartid Wixii Ay Sameeyeen

Chelsea ayaa ceshan weysay farxadeeda ku aadan inay Arsenal ku garaaceen saxiixa Mykhaylo Mudyrk marka loo eego sida ay ugu dhaqmeen Instagram.

ADVERTISEMENT

Chelsea ayaa durbaba ku darsatay xiddiga Shakhtar Donetsk xiddigaha ay ku xiran yihiin Instagram waxayna ugu baaqeen taageerayaashooda inay jaceyl u muujiyaan inkastoo hishiiskiisa aan si rasmi ah loogu dhawaaqin.

Arsenal ayaa moodeysay inay soo xerogeliyeen xiddiga reer Ukraine laakiin waxay rajeynayeen in Shakhtar ay hoos u dhigi doonto qiimihiisa.

Chelsea gave a massive nod to suggest they've won the race for Mykhailo Mudryk by adding his handle to their bio

ADVERTISEMENT

Mudryk oo 22 sanno jir ah ayaa xitaa si joogta ah waxa uu baraha bulshada ugu muujinayay inuu doonayo inuu u wareego Arsenal.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Laakiin Chelsea ayaa afduubatay saxiixiisa daqiiqadii ugu danbeysay iyagoo dalab aan diidi karin u bandhigay kooxda Shakhtar Donetsk.

Waxayna durbadiiba bilaabeen inay nabarka ku xanuunjiyaan kooxda ay London ku xafiiltamaan, iyadoo akoonka Mudyrk ee Instagram ku darsaday bogooda hore inkastoo hishiiskiisa uusan rasmi aheyn weli.

Chelsea's Instagram post about Mudryk appeared brazen

Ka dib waxay ugu baaqeen taageerayaasha inay fariimo u diraan xiddigaan iyagoo sawirka Mudyrk soo dhigay Instagram kuna hoos qoray: “Fariin u dir Mudryk oo u muuji jaceyl.”

ADVERTISEMENT

Taageerayaasha Blues ayaa si yaabo kala duwan uga falceliyay habdhaqanka kooxdooda, waxay qaar badan u arkeen wax laga yaaqyaaqsado in Chelsea ay sidaan oo dhan u sameyso ciyaaryahan doonaya Arsenal halka kuwa kale ay u arkeen inay tahay fariin awood ah oo ay kooxdooda direyso.

Share522Tweet326
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.