Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Canada Oo Si Xun U Aflagaadeysay Croatia & Xulka Croatia Oo Ixtiraam Dalbaday

by Saed Mohamed
November 26, 2022
0
Canada Oo Si Xun U Aflagaadeysay Croatia & Xulka Croatia Oo Ixtiraam Dalbaday

Ka dib markii xulka Canada ay guuldarro ka soo gaartay Belgium kulankoodii furitaanka Koobka Adduunka, tababaraha xulka Holland ayaa hanjabaad iyo aflagaado u diray xulka ay kulankooda labaad la ciyaarayaan ee Croatia.

ADVERTISEMENT

Tababaraha xulka Croatia Zlatko Dalic ayaa sheegay in xulkiisa uu qalmo ixtiraam madaama ay gareen finalka Koobka Adduunka.

Tababaraha Canada Herdman ayaa ka dib kulankii Belgium waxa uu yiri: “Waxaan u sheegay ciyaartoyda inay goobtaan goobtoodii tahay, kulanka labaad waan aadeynaa, waana kufsaneynaa Croatia.”

Herdman ayaa raaligelin ka bixiyay hadalkiisa waqti danbe.

Macalinka Croatia oo ka jawaabaya ayaa yiri: “Sida uu hadalka u dhigay ma ahan mid ixtiraam ah.

ADVERTISEMENT

“Waxaan nahay koox finalka gaartay, waxaan mudanahay ixtiraam… diirada ma saari doono hadalkiisa iyo hadalada dadka kale.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

January 28, 2023
“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023

“Waxaan ixtiraameysaa qof walba si isku mid ah, waxaana ka dalbaneynaa xulalka naga soo horjeeda inay iyagyna sidaas sameeyaan.”

Wargeys ka soo baxa Canada ayaa boggooda hore ku daabacay sawirka tababaraha Canada oo qaawan iyagoo daboolay afkiisa iyo xubintiisa taranka, waxayna cinwaan ka dhigeen:

“Af aad ku hadasho waad leedahay, laakiin sidoo kale ma la leedahay xiniinyo aad wax ku sameyn karto?”

Croatia iyo Morocco ayaa min dhibic leh Group F halka Belgium ay seddex dhibcood ku hogaaminayaan iyadoo Canada ay waxba laheyn.

ADVERTISEMENT
Share330Tweet206
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Garoonka tababarka kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion waa uu ka duwanaa saaka sidii uu hore u ahaan jiray,...

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.