Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

CAJIIB: Xiddig France Ka Tirsan Oo Koob Aduunkii Labaad Isagoon HAL DAQIIQO Ciyaarin Ku Guuleysan Kara!!

by Apdihakem Omer Adam
December 16, 2022
0
Waa Kuma Xiddiga Koobka Aduunka Ka Maqan Ee Haddii Dalkiisu Ku Guuleysto Bilada Guusha Heli Doona?

Goolhayaha xulka qaranka France ee Alphonso Areola ayaa dhigi kara mid kamida rekoodhada Koobka aduunka ee ay mustaqbalka adkaan karto in cidi jabiso.

ADVERTISEMENT

Areola ayaa Axada ku guuleysan kara Koob aduunkiisii labaad oo xidhiidh ah isagoon hal daqiiqo ka ciyaarin tartamada ka dhacay Russia iyo Qatar.

Afar sano kahor ayay ahayd markii goolhayaha West Ham uu noqday xiddigii ugu horreeyay ee abid ku guuleysta Koob aduun isagoon wali hal kulan u ciyaarin dalkiisa.

Walow uu kaddib koobkaas aduunka ee hore wixii ka dambeeyay shan  kulan usoo ciyaaray France haddana Areola ayaan wali kulan Koob aduun ah ciyaarin.

ADVERTISEMENT

Kabtanka Les Bleus ee Hugo Lloris ayaa dhammaan kulamadii France ee tartankan kusoo bilawday marka laga reebo kulankii Tunisia oo uu Steve Mandada ciyaarayay.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Xilli ciyaareedkan ayuu Areola heer kooxeed 11 kulan u ciyaaray West Ham United oo heshiis rasmi ah xagaagii kagala wareegtay PSG oo uu marka hore amaah ugaga yimid.

Alphonse Areola absent from France training with back issue – Get French  Football News

ADVERTISEMENT
Share378Tweet237
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.