Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

CAJIIB: Wakiilka Raphinha Oo Tusaale Usoo Qaatay Xiddig Real Madrid Ah Si Uu Maamulka Barcelona U Qanciyo!!

by Apdihakem Omer Adam
December 26, 2022
0
CAJIIB: Wakiilka Raphinha Oo Tusaale Usoo Qaatay Xiddig Real Madrid Ah Si Uu Maamulka Barcelona U Qanciyo!!

Wakiilada masuulka ka ah garabka kooxda Barcelona ee Raphinha ayaa la sheegay inay dhawaan kulan la qaateen maamulka kooxdaasi.

ADVERTISEMENT

Raphinha ayaa suuqii xagaaga uun kusoo biiray kooxda Camp Nou ku ciyaarta balse durba la hadal hayaa in la iibin karo maadaama uusan wixii laga filayay ilaa haatan soo bandhigin.

Raphinha ayaa lagu xasuustaa in kooxaha Chelsea iyo Arsenal si weyn u doonayeen saxeexiisa balse diiday isagoo waxkasta u sameeyay Barcelona oo uu mudo sugayay maadaama aysan dhaqaale ahaan fiicnayn.

Haatan wargeyska Relevo ee fadhigiisu yahay Spain ayaa sheegaya in Barcelona ka fikirayso inay suuqa dib u dhigto xiddiga Brazilian-ka ah.

ADVERTISEMENT

Isla wargeyskaa ayaa sheegay war xiiso badan oo ah in dadka ku dhaw dhaw 26 sano jirkaasi ay tusaale usoo qaateen xiddiga Real Madrid ee Vinicius Jr markii ay arrimaha ciyaartoygooda kala hadlayeen maamulka Barca.

Sidoo Kale Akhri

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

January 28, 2023
HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

January 28, 2023

Wakiilada Raphinha ayaa u sheegay maamulka Barcelona in Vinicius in mudo ah la eedaynayay kahor inta uusan xiddiga aadka muhiimka u ah ee goolasha joogtada looga helo u noqon Real Madrid.

Vinícius Júnior, Rodrygo e Raphinha são os destaques entre os 22  brasileiros que disputam La Liga em 2022/23

ADVERTISEMENT
Share306Tweet192
ADVERTISEMENT

Related Posts

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Man United ayaa isha ku haysa inay boos ka samaysato wareega shanaad ee FA Cup-ka kahor kulanka ay wareega afraad...

HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Barcelona ayaa maanta booqasho gaaban ugu tagaysa kooxda ay gobolka Catalonia wada degaaan ee Girona oo ay ku booqanayso Estadi...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.