Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

CAJIIB: Goolhaye Szczesny Oo Shaaca Ka Qaaday Sharadkii Uu La Dhigtay Messi Kahor Rigoorihii Uu Ka Beeniyay

by Apdihakem Omer Adam
December 1, 2022
1
CAJIIB: Goolhaye Szczesny Oo Shaaca Ka Qaaday Sharadkii Uu La Dhigtay Messi Kahor Rigoorihii Uu Ka Beeniyay

Goolhayaha xulka Poland ee Wojciech Szczesny ayaa shaaca ka qaaday sharad uu la galay kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi intii uu socday kulankii xalay labada dal dhex maray.

ADVERTISEMENT

Argentina ayaa 2-0 kaga adkaaday Poland iyagoo goolal ka helay Mac Allister iyo Julian Alvarez kulan uu qaybtiisii hore Lionel Messi rigoore ka badbaadiyay Szczesny.

Poland qudheeda ayaa usoo baxday wareega 16-ka Koobka aduunka maadaama Mexico oo ay waxkasta ka sinaayeen uu ka reebay xulka Saudi Arabia oo xilli dambe gool ka dhaliyay.

Goolhayaha 32 sano jirka ah ayaa qayb weyn ka ciyaaray guusha dalkiisu ugu soo baxay 16-ka isagoo dhammaan saddexda kulan ee Group-yada si weyn laf-dhabar ugu soo ahaa.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, Szczesny ayaa sheegay inuu sharad 100 euro ah la dhigtay Lionel Messi intii uu garsooraha kulanka ee Danny Makkiele ku maqnaa aalada V.A.R ee uusan rigooraha dhigin isaguu u sheegay inuu kula sharad tamayo inaan rigoorahaas la dhigi doonin.

Sidoo Kale Akhri

LAMA FILAAN: Xiddig Al Nassr Ah Oo Sheegay In Saxeexa Ronaldo Kooxdiisa Arrimaha Ku Adkeeyay & Sababta

LAMA FILAAN: Xiddig Al Nassr Ah Oo Sheegay In Saxeexa Ronaldo Kooxdiisa Arrimaha Ku Adkeeyay & Sababta

February 7, 2023
Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

February 7, 2023

“Maya (Ismaan lahayn rigooraha waa loo dhigayaa), waxaanu wada hadalnay kahor rigooraha waxaanan u sheegay inaan 100 euro la dhiganayo oo uusan rigooraha dhigi doonin garsooruhu”.

“Markaa sharad ayaan guuldarro kagala kulmay Messi, ma garanayo haddii sidaas la ogol yahay koobka aduunka, laga yaabaa in la i ganaaxo, waxba igama gelin haatan” ayuu yidhi Szczesny oo kaftan ku daray.

Fans all saying same thing after Argentina handed bizarre penalty... before  Messi has it saved in Poland World Cup clash | The Sun

ADVERTISEMENT
Share381Tweet238
ADVERTISEMENT

Related Posts

LAMA FILAAN: Xiddig Al Nassr Ah Oo Sheegay In Saxeexa Ronaldo Kooxdiisa Arrimaha Ku Adkeeyay & Sababta

LAMA FILAAN: Xiddig Al Nassr Ah Oo Sheegay In Saxeexa Ronaldo Kooxdiisa Arrimaha Ku Adkeeyay & Sababta

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Khadka dhexe ee kooxda Al Nassr ee Luiz Gustavo ayaa daboolka ka qaaday qaabka saxeexa weeraryahan Cristiano Ronaldo arrimaha ugu...

Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa xog laga helayaa xaalada dhaawaca garabkii hore ee kooxaha Chelsea iyo Newcastle United ee Christian Atsu kaddib dhul gariir...

Comments 1

  1. Abdi says:
    2 months ago

    MAR WALABA GOALKEPARADU MESSI IYO RONALDO
    WAXAY KU RIDAAN WADANA XANUN DAG DAGA

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.