Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

CAJIIB: Arrinta Muujinaysa In Bellingham Si Dhab Ah U Jecel Yahay Real Madrid & Waxa Uu Ka Diiday Liverpool, Man City Iyo Chelsea

by Apdihakem Omer Adam
January 7, 2023
0
Qaata Bellingham Oo Bixiya…..!! Real Madrid, Chelsea, Liverpool Iyo Man City Oo Loo Yeedhiyay Qiimaha Jude Bellingham

Da’yarka khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund ee Jude Bellingham ayaa u jenjeedha dhinaca Real Madrid walow ay sidoo kale xiisaynayaan kooxaha ugu waaweyn dalkiisa England.

ADVERTISEMENT

Wargeyska The Sun ayaa dhawaan sheegay in Real Madrid ay kalsooni ku qabto inay saxeexa Bellingham ku guuleysanayso.

Jude ayaa ah mid kooxaha ugu waaweyn Yurub si weyn u doonayaan waxaana lagu wadaa inuu xagaaga ka tago gegida Signal Iduna Park.

Real Madrid ayaa ah mid kamida kooxo badan oo xiisaynaya si lamid ah Liverpool, Manchester City iyo Chelsea.

ADVERTISEMENT

Arrinta cajiibka ah ee wargeyska Marca daboolka ka qaaday ee muujinaysa sida Jude u doonayo Madrid ayaa ah in dhammaan saddexdaas kooxood uu ka heli karo mushahar ka badan midka uu Madrid ku qaadan doono haddii uu ku biiro.

Sidoo Kale Akhri

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023
Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023

19 sano jirkaas ayaa ka warqaba in Real Madrid aysan siin doonin mushahar ka badan 200,000 oo pound toddobaadkii.

Sidoo kale Los Blancos ayaan diyaar u ahayn inay dagaal dhaqaale oo dhinaca dalabaadka ah la gasho kooxaha Premier League.

Dortmund ayaan iibka Bellingham ku doonayn wax ka yar 100 Milyan oo euro heshiis ugu dambayn ilaa 140 Milyan oo euro gaadhi kara.

ADVERTISEMENT
Share292Tweet183
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.