Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Bukayo Saka Oo Banaanka Keenay Dareenkii Xiddigaha Arsenal Kaddib Barbardhacii Man City Gashay Toddobaadkan

by Apdihakem Omer Adam
January 2, 2023
0
Bukayo Saka Oo Banaanka Keenay Dareenkii Xiddigaha Arsenal Kaddib Barbardhacii Man City Gashay Toddobaadkan

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Arsenal ee Bukayo Saka ayaa ka hadlay qaabkii ay ciyaartoyda ay koox wadaaga yihiin uga falceliyeen barbardhacii Man City toddobaadkan la gashay dhigeeda Everton.

ADVERTISEMENT

Sabtidii ayay ahayd markii Arsenal oo hoggaanka shan dhibcood kaga haysay Man City ay heshay fursad ay kusii dheeraysato hoggaankaas iyagoo haatan toddobada dhibcood ku haya kaddib labadii dhibcood ee Sky Blues lumiyeen.

Saka ayaa labadii daqiiqo ee ugu horreeyay shabaqa ka taabtay Brighton oo ay 4-2 kaga soo badiyeen kulan ka dhacay Amex Stadium.

Saka oo kulanka kaddib BBC Sports la hadlay ahaa sheegay inay iyagu kaliya diirada saaraan ciyaartooda balse barbardhaca Man City uu dhiirigelin sii siiyay.

ADVERTISEMENT

“Kaliya waxaanu isku daynaa inaanu diirada saarno nafahayaga laakiin markii aanu maqalnay natiijada waxay na siisay dhiirigelin dheeraad ah si aanu iskugu dayno inaanu cadaadino oo natiijo helno” ayuu yidhi Bukayo.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Mikel Arteta ayaa isaguna xaqiijiyay inay ogaayeen natiijada Man City balse diiday inuu weyneeyo toddobada dhibcood ee Gunners hoggaanka horyaalka ku qabteen.

ADVERTISEMENT
Share320Tweet200
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.