Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Boehly Waxaan Leeyahay….” – Guardiola Oo Mulkiilaha Chelsea Kala Taliyay Tababare Potter Kaddib Ceebtii Uu U Gaystay

by Apdihakem Omer Adam
January 9, 2023
0
“Boehly Waxaan Leeyahay….” – Guardiola Oo Mulkiilaha Chelsea Kala Taliyay Tababare Potter Kaddib Ceebtii Uu U Gaystay

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa mulkiilaha Chelsea ee Todd Boehly kala taliyay arrimaha macalinka kooxdiisa ee Graham Potter oo wakhti adag ku jira.

ADVERTISEMENT

City ayaa maalmo gudahood laba guulood kaga gaadhay Chelsea halka xilli ciyaareedka ilaa haatan ay ka gaadhay saddex guulood oo ay laba kamid ah FA Cup iyo Carabao Cup kaga reebtay isla markaana mida kale saddexda dhibcood ee horyaalka ka qaadatay.

Guushaas xalay ee 4-0 ka ahayd ayaa ah mid sii qasaysa xaalada Chelsea oo horyaalkana booska tobbnaad kaga jirta kala sarreynta.

Taageerayaasha Chelsea ayaa xalay Etihad Stadium ku heesayay magacyada mulkiilihii hore ee kooxda ee Roman Abramovich iyo tababarihii Potter ka horreeyay ee Thomas Tuchel.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, Guardiola oo saxaafada farriin uga diray Boehly kulankaas xalay kaddib ayaa kula taliyay inuu wakhti siiyo tababaraha English-ka ah.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“Waxaan Todd Boehly ku odhan lahaa, wakhti sii isaga. Waan ogahay kooxaha waaweyn in natiijooyinku muhiim u yihiin balse waxaan odhan lahaa wakhti sii” ayuu yidhi Pep.

“Qaybtii dambe ee kulanka ayaa ah waxa uu yahay, waxa uu ka sameeyay Brighton waa cajiib balse wakhti ayaynu u baahanahay xilli ciyaareedka koowaad, anigu Messi ayaan haystay xilli ciyaareedkaygii koowaad ee Barcelona oo laba xilli ciyaareed uma baahan sababtoo ah Messi ayaa halkaas joogay”.

Image

ADVERTISEMENT
Share322Tweet202
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.