Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Bernardo Silva Oo Shaaca Ka Qaaday Dareenka Xiddigaha Portugal Ee Waraysigii Cuslaa Ee Cristiano Ronaldo

by Apdihakem Omer Adam
November 20, 2022
0
Bernardo Silva Oo Shaaca Ka Qaaday Dareenka Xiddigaha Portugal Ee Waraysigii Cuslaa Ee Cristiano Ronaldo

Khadka dhexe ee kooxda Manchester City ee Bernardo Silva ayaa shaaca ka qaaday dareenka xiddigaha xulkooda Portugal ee waraysigii uu Cristiano Ronaldo dhawaan ku jarjaray kooxdiisa Man United.

ADVERTISEMENT

Ronaldo iyo Silva ayuu xifaaltan kaga dhaxeeyaa heer kooxeed balse labaduba muhiim u ah Portugal isla markaana lagu wadaa inay qayb muhiim ah ka ciyaaraan Koobk aduunka.

Si kastaba, waraysiga uu Ronaldo siiyay saxafi Piers Morgan ayaa hadal hayn badan dhaliyay iyadoo ay jiraan warar sheegaya inay Red Devils kansalayaan heshiiskiisa.

Bernardo Silva oo ka hadlayay shirka jaraa’id ee xulkiisa Portugal ayaa sheegay in warka ka imanaya England uusan gabi ahaanba wax saamayn ah iyaga ku yeelan.

ADVERTISEMENT

“Warka ka imanaya England waxba kagama xidhna Selecao (xulka Portugal), aniga ima qusayso, waxay qusaysaa Ronaldo” ayuu yidhi Silva.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Portugal ayaa kulankooda koowaad ee Koobka aduunka la ballansan xulka Ghana oo ay wada ciyaari doonaan Khamiista.

ADVERTISEMENT
Share389Tweet243
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.