Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Bellingham, Enzo, Kvaratskhelia Illaa Kane: Tobanka Ciyaartoy Ee Gilgilaya Suuqa Iibka Ciyaartoyda Oo La Magacaabay

by Abdiwahab Ahmed
January 23, 2023
0
Bellingham, Enzo, Kvaratskhelia Illaa Kane: Tobanka Ciyaartoy Ee Gilgilaya Suuqa Iibka Ciyaartoyda Oo La Magacaabay

Tobanka ciyaartoy ee gilgili doona suuqa iibka ciyaartoyda ayaa la saadaaliyey, iyaga oo qiimahooduna uu gaadhayo tiro saddex god ah, taas ooka dhigan in aanay ka hoosayn doonin lacagtii ay Chelsea ku iibsatay xiddiga reer Ukraine ee Mykhailo Mudryk oo 100 milyan oo Euro ay kagala soo wareegtay Shakhtar Donetsk.

ADVERTISEMENT

Tiro ciyaartooyo ah ayay ku dagaallamayaan kooxaha waaweyn ee Yurub, waxaase sii yaraanaysa fursadda ay ku bixi karayaan bishan January oo toddobaad kali ahi ka hadhsan yahay waqtiga uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoydu.

Koobkii Adduunka ee Qatar ayaa sare u qaaday qiimaha ciyaartoydii is-muujiyey, sida Jude Bellingham, Josko Gvardiol iyo Enzo Fernandez oo mid walba  qiimihiisa lagu sheegay in ugu yaraan uu noqon doono 100 milyan oo Euro ama ka badan.

Haddaba waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa tobanka ciyaartoy ee min 100 milyan oo Euro iyo ka badan ah ee ruxaya suuqa iibk ciyaartoyda ee xagaaga foodda inagu soo haya:

ADVERTISEMENT

1. Jude Bellingham (Borussia Dortmund)

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023

Kooxaha doonaya: Real Madrid, Liverpool iyo Manchester City

2. Enzo Fernandez (Benfica)

Kooxaha Doonaya: Chelsea, Real Madrid iyo Liverpool

3. Khvicha Kvaratskhelia (Napoli)

ADVERTISEMENT

Kooxaha Doonaya: Liverpool, Manchester United, Real Madrid

4. Victor Osimhen (Napoli)

Kooxaha Doonaya: Bayern Munich, Manchester United iyo Real Madrid

5. Rafael Leao (AC Milan)

Kooxaha Doonaya: Chelsea, Barcelona

6. Declan Rice (West Ham)

Kooxaha Doonaya: Arsenal, Chelsea & Manchester United

7. Josko Gvardiol (RB Leipzig)

Kooxaha Doonaya: Chelsea, Real Madrid, Barcelona & Man City

8. Harry Kane (Tottenham)

Kooxaha Doonaya: Manchester United iyo Bayern Munich

9. Dusan Vlahovic (Juventus)

Kooxaha Doonaya: Arsenal, Chelsea iyo Manchester United

10. Goncalo Ramos (Benfica)

Kooxaha Doonaya: Manchester United

Share416Tweet260
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa is-casilaya maalin kaddiib markii ay soo baxday fadeexaddii ugu xumayd...

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.