Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Bedelkii Koobka Adduunka, England Oo Bisad Kala Timid Qatar

by Saed Mohamed
December 11, 2022
0
Bedelkii Koobka Adduunka, England Oo Bisad Kala Timid Qatar

Inkastoo xulka England ay ku soo fashilmeen Koobka Adduunka hadana ugu yaraan waxaa Qatar kala yimaadeen bisad.

ADVERTISEMENT

Waxay ku riyoonayeen inay Koobka Adduunka boorsada ku soo ritaan marka ay dalkooda ku laabanayaan laakiin riyadaas waxaa soo afjartay France, bedelkii Koobka Adduunka waxay la soo degeen bisad ay u bixiyeen Dave.

Laacibiinta England Kyle Walker iyo John Stones ayaa la saaxiibay bisadaan oo banaan joog aheyd iyagoo kula kulmay huteelkii ay ka deganaayeen Qatar ee Al Wakrah.

Waxay bilaabeen inay quudiyaan bilowgii Koobka Adduunka, waxay xitaa u xireen maaliyada England.

ADVERTISEMENT

Kyle Walker ayaa balanqaaday inuu xanaaneysan doono bisadaan haddii England ay ku guuleysato Koobka Adduunka, laakiin madaama taas la soo afjaray shalay, xiddiga Man City ayaa go’aansaday inuu isku sabarsiiyo bisada.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023

Bisadaan loo bixiyay Dave ayaa shalay laga kaxeeyay huteelka iyadoo loo qaaday dhakhtarka xaywaanada si loo siiyo taalaalada looga baahan yahay UK.

Waxaa ka dib loo dhoofin doonaa Ingariiska halkaasoo muddo afar bilood ah karantiil la gelin doono ka hor inta aan lagu wareejinin Kyle Walker.

ADVERTISEMENT
Share313Tweet196
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa is-casilaya maalin kaddiib markii ay soo baxday fadeexaddii ugu xumayd...

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.