Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Barcelona Oo Ku Dhaw Saxeexa Mid Kamida Xiddigaha Ugu Waaweyn Chelsea

by Apdihakem Omer Adam
December 20, 2022
0
GO’AAN: Xavi Oo Qatar Kasoo Laabtay Isagoo Soo Gaadhay Go’aanka Xiddiga Bedelaya Sergio Busquets

Sida laga helayo saxaafada dalka Spain, Barcelona ayaa ku dhaw inay heshiis hordhac ah la gaadho burburiyaha khadka dhexe ee Chelsea ee N’Golo Kante.

ADVERTISEMENT

Wargeyska Sport ayaa ah midka lagu qoray xogta in Kante ku dhaw yahay inuu heshiis hordhac ah lasii meel dhigo Barca xilli qandaraaskiisa Stamford Bridge dhacayo xagaaga dambe.

Dhaawacii ugu dambeeyay ee gaadhay Kante oo dhaawacyada u nugul dhawaanahan ayaa ah mid seejiyay Koobka aduunka balse kama hor istaagin in Blaugrana lala xidhiidhiyo.

Iyadoo wax ka yar lix bilood ka hadheen heshiiskiisa Blues ayuu Kante si degdeg ah u doonayaa inuu xaliyo mustaqbalkiisa.

ADVERTISEMENT

Chelsea ayaa 31 sano jirkaas usoo bandhigtay heshiis cusub oo laba sano ah balse isagu waxa uu doonayaa saddex sano.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Wadahadalka uu Barca kula jiro ayaa si wanaagsan u horumaray sida lagu sheegay warbixinta Sport iyadoo agaasimaha kooxdaas ee Mateu Alemany toos ula xidhiidhayo 31 sano jirkaas.

Barcelona ayaa doonaysa bedelka kabtankeeda Sergio Busquets kaas oo isna sanadkii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa Camp Nou ku jira isla markaana la filayo inuu ka dhaqaaqo halkaas xagaaga dambe.

Kante maaha dookha kaliya ee Xavi isha ku hayo balse sidoo kale Youri Tielemans (Leicester City) iyo Jorginho (Chelsea).

N'Golo Kante's four-week injury underlines Chelsea's £300,000-a-week dilemma

ADVERTISEMENT
Share276Tweet173
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.