Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Barcelona Oo Ka Cadhootay Jawaabta Ganaaxii Lagu Riday Robert Lewandowski

by Abdiwahab Ahmed
December 6, 2022
0
Barcelona Oo Ka Cadhootay Jawaabta Ganaaxii Lagu Riday Robert Lewandowski

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ka cadhootay jawaabta ay ka heleen rafcaan ay ka qaateen ganaax lagu riday weeraryahanka  reer Poland ee Robert Lewandowski oo saddex ciyaarood laga mamnuucay garoomada, kaddib casaan uu qaatay ciyaartii ……… ee horyaalka Spain ee LaLiga.

ADVERTISEMENT

Lewandowski oo kaadh casaan ah la siiyey ciyaartaas, ayaa waxa caadiyan uu fadhiyi lahaa hal kulan, balse garsooraha ciyaarta ayaa warbixintiisa ku daray falcelintii uu laacibkani ka bixiyey kaadhka casaanka ah ee la siiyey, maadaama uu sameeyey mudaharaad iyo saluug uu ka qabo heerka caddaaladda iyo tayada garsooreyaasha horyaalka LaLiga.

Barcelona ayaa rafcaan ka qaadatay ganaaxan, balse waxa  la siiyey jawaab diidmo ah, taas oo keentay in madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta uu ku eedeeyo horyaalka LaLiga in ay u xaglinayaan Real Madrid, waxaanu tusaale u soo qaatay waraysi uu bixiyey Carlo Ancelotti kaddib ciyaartii Girona oo rikoodhe lagu dhigay uu ku tilmaamay ‘mid laga soo shaqeeyey oo aan jirin’.

Joan Laporta iyo Florentino Perez ayaa toddobaadkii hore iska diiday inay ka qayb-galaan shirweynaha LaLiga oo ka dhacayey magaalada Dubai, waxaase uu Laporta si gaar ah ugu eedeeyey LaLiga inay kooxdiisa cadaadis ku hayaan.

ADVERTISEMENT

Waxa uu sidoo kale sheegay in ganaaxa Lewandowski uu ka dhigan yahay, in sharciyo qasab ah oo lagu dhibaataynayo naadigiisa uu ka dhigan yahay ganaaxan. Waxa kale oo uu ka  dalbaday in la khafiifiyo sharciga FFP ee dhaqaale wanaagga oo uu sheegay inuu ka joojinayo Barcelona  inay saxeexyo samayso bisha January.

Sidoo Kale Akhri

Klopp

WAR CUSUB: Liverpool Oo Heshay Tababaraha U Bedelaya Jurgen Klopp Mana Aha Steven Gerrard

January 30, 2023
DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
ADVERTISEMENT
Share286Tweet179
ADVERTISEMENT

Related Posts

Klopp

WAR CUSUB: Liverpool Oo Heshay Tababaraha U Bedelaya Jurgen Klopp Mana Aha Steven Gerrard

by Apdihakem Omer Adam
January 30, 2023
0

Liverpool ayay warar cusubi sheegayaan inay dooratay bedelka tababaraha kooxdeeda ee Jurgen Klopp ay mustaqbalka ku bedeli karto haddiiba ay...

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.