Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Barcelona Oo Jawaab Ka Heshay Racfaankii Ugu Dambeeyay Ee Ay Ka Qaadatay Ganaaxii Lewandowski & Haddii La Aqbalay

by Apdihakem Omer Adam
December 24, 2022
0
Barcelona Oo Jawaab Ka Heshay Racfaankii Ugu Dambeeyay Ee Ay Ka Qaadatay Ganaaxii Lewandowski & Haddii La Aqbalay

Barcelona ayaa war ka heshay racfaankii ugu dambeeyay ee ay ka qaadatay ganaaxa laga saaray hoggaanka weerarkeeda ee Robert Lewandowski kulankii ugu dambeeyay ee kahor Koobka aduunka.

ADVERTISEMENT

Lewandowski ayuu kaadhkii labaad ee jaale ah u taagay garsoore Jesus Gil Manzano kaddib markii uu qalad ku galay David Garcia.

Intaas kaddib Lewandowski oo kaliya hal kulan casaankaas ku maqnaan lahaa ayaan garoonka aayar ka bixin balse ku maadsaday garsooraha isaga oo sameeyay ficilo uu ku muujinayo inuu garsooruhu maandooriye cabsan yahay.

Kaddib markii xidhiidhka RFEF iyo horyaalka La Liga ay dib u eegeen warbixintii garsooraha ee kulankaas waxay go’aansadeen inay ganaaxiisa saddex kulan gaadhsiiyaan.

ADVERTISEMENT

Lewandowski iyo tababare Xavi Hernandez ayaa labaduba dhaleeceeyay go’aanka ganaaxiisa saddexda kulan lagaga dhigay iyagoo racfaan hore oo laga soo diiday gudbiyay.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

Markale racfaankii ugu dambeeyay ee ay gudbiyeen ayuu wargeyska Mundo Deportivo tibaaxayaa in laga soo diiday.

Taas ayaa ka dhigan in xiddiga Polish-ka ahi uu seegi doono saddexda kulan ee adag ee kala ah Catalan Derby (Espanyol), Atletico Madrid iyo Espanyol.

 

ADVERTISEMENT
Share298Tweet186
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.