Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Anigu Shaqsiyan Abaal Baan Uga Hayaa….” – David Alaba Oo Difaacay Ronaldo & Abaalka Uu U Hayo Iyagoon Wada Ciyaarin

by Apdihakem Omer Adam
December 26, 2022
0
“Anigu Shaqsiyan Abaal Baan Uga Hayaa….” – David Alaba Oo Difaacay Ronaldo & Abaalka Uu U Hayo Iyagoon Wada Ciyaarin

Real Madrid's German midfielder Toni Kroos reacts during the Spanish League football match between Granada FC and Real Madrid CF at Nuevo Los Carmenes stadium in Granada on November 21, 2021. (Photo by JORGE GUERRERO / AFP) (Photo by JORGE GUERRERO/AFP via Getty Images)

Daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee David Alaba ayaa difaacay halyeeyga kubadda cagta ee Cristiano Ronaldo isagoo sheegay inuu abaal u hayo.

ADVERTISEMENT

Bishii ugu dambaysay ayuu Cristiano ahaa mid badhtanka kaga jiray qas iyo eedaymo kaga imanaya dhinaca saxaafada gaar ahaan kaddib waraysigii muranka dhaliyay ee uu siiyay Piers Morgan.

Waraysigaas ayaa Ronaldo koox la’aan dhigay iyadoo laga fasaxay Manchester United oo uu dhaliilay waxaana u raacay intaas kaddib inuu waayay booskii asaasiga ahaa ee xulka Portugal wareegyadii dambe ee Koobka aduunka.

David Alaba oo la hadlay dhawaan muuqbaahiyaha Servus TV ayaa sheegay inuu Ronaldo abaal u hayo maadaama oo uu qaabeeyay jiilkooda kana xun yahay sida loola dhaqmayo.

ADVERTISEMENT

“Waxa uu isagu (Ronaldo) sameeyay 15kii sano ee ugu dambeeyay, anigu shaqsiyan dhab ahaan abaal baan uga hayaa” ayuu yidhi daafaca Austrian-ka ahi.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

“Isagu wuxuu naga caawiyay inuu qaabeeyo jiilkayaga, waxa uu gaadhay waa wax aan la rumaysan karin. Waa wax laga murugoodo oo laga xishoodo in lagu arko xaaladaas oo kale amaba aad akhrido waxyaabo sidaas ah oo isaga ku saabsan”.

Ronaldo ayaa haatan xor ah waxaana inta u badan lala xidhiidhinayaa kooxda ree Saudi Arabia ee Al Nassr oo ay wararka qaar sheegayaan inuu heshiis ilaa 2030 ah la gaadhay.

David Alaba: „Cristiano Ronaldo bin ich sehr dankbar“ - REAL TOTAL

 

ADVERTISEMENT
Share365Tweet228
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.