Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Anigu Kama Hadlo….” – Ten Hag Oo Jawaab Kooban Bixiyay Mar La Weydiiyay Heshiiska Ronaldo Ee Al Nassr

by Apdihakem Omer Adam
January 1, 2023
0
Ten Hag Oo Jawaab Kooban Balse Buuxda Ka Bixiyay Go’aankii Ronaldo Kaga Baxay Old Trafford Xalay

Tababaraha kooxda Man United ee Erik Ten Hag ayaa markii ugu horreysay wax laga weydiiyay heshiiska uu ciyaaryahankiisii hore ee Cristiano Ronaldo kaga degay horyaalka Sucuudiga gaar ahaan kooxda Al Nassr.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa bishii hore Man United si wadajir ah ula kansalay heshiiskii uu kula joogay isagoo filanayay inuu dalab ka heli doono koox Champions League ka ciyaaraysa.

Ugu dambayn Cristiano oo sidii uu filayay heli waayay ayaa heshiis laba sano iyo badh ah ugu wareegay Al Nassr oo uu mushahar waali ah kaga shaqo galay.

Kooxaha uu wakiilka Ronaldo ee Jorge Mendes awoodi waayay inuu saxeexa 37 sano jirkaas ku qanciyo ayay kamid yihiin Chelsea, Bayern Munich, Atletico Madrid, Napoli iyo AC Milan.

ADVERTISEMENT

Ten Hag oo heshiiska Ronaldo ee Al Nassr la weydiiyay kaddib guushii shalay kooxdiisu kasoo gaadhay Wolves ayaa diiday inuu wax jawaab ah bixiyo isagoo sheegay inuusan wixii tagay ka hadlin.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

“Anigu kama hadlo wixii tagay, aynu ka wada hadalno mustaqbalka, maanta talaabo wanaagsan ayaanu qaadnay” ayuu yidhi ETH.

“Waa inaanu kulamo guuleysano, waa markii ugu horreysay ee aanu afarta sarre soo galnay balse waxba lama micno aha sababtoo ah wado dheer ayaa hadhay, kulamo badan ayaa soo socda, waa inaanu u noolaano kulan ka kulan, waa inaanu guuleysano kulan kasta”.

Cristiano Ronaldo's contract with Al-Nassr just got crazier

 

ADVERTISEMENT
Share300Tweet188
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.