Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Anigu Eddie Nketiah Ayaan Ka Dooranayaa Gabriel Jesus” – Arrinta Uu Nketiah Kaga Wanaagsan Yahay Jesus Oo La Shaaciyey

by Abdiwahab Ahmed
January 13, 2023
0
“Anigu Eddie Nketiah Ayaan Ka Dooranayaa Gabriel Jesus” – Arrinta Uu Nketiah Kaga Wanaagsan Yahay Jesus Oo La Shaaciyey

Ma rumaysan kartaa khabiir kubadda cagta ah ayaa Eddie Nketiah ka doortay Gabriel Jesus? Hadda ayay dhacdaye si fiican u akhriso.

ADVERTISEMENT

Weeraryahankii hore ee xulka qaranka England iyo Tottenham ee Darren Bent ayaa rumaysan in uu Eddie Nketiah ka saamayn badan yahay, kana fiican yahay Gabriel Jesus marka la eego kulanka adag ee Axadda ee labada kooxood.

Jesus oo dhaawac kasoo gaadhay Koobka Adduunka ku maqnaanaya muddo saddex bilood ah, ayaa waxa booskiisa buuxiyey Eddie Nketiah oo bandhig heersare ah sameeyey, waxaana uu Darren Bent sheegay inuu dooran lahaa Nketiah, waxaanu yidhi: “Waa in uu Eddie kusoo bilowdo, boqolkiiba boqol. Haddii uu Eddie sii wado goolal-dhalinta, Arsenal na sii xajisato booska ay hadda ku jirto, marka uu Jesus kusoo laabto kooxda, way u dhamaatay Eddie.”

Darren Bent oo hadalkiisa sii wata ayaa raacieyy: “Laakiin aniga waxay ila tahay in Nkeitah uu ciyaaro sababtoo ah Jesus dhaawac ayuu galay, waxa uu ku jirayaa xaalad naxdin ah, markaa Arteta waa in uu caddaalad sameeyo. Anigu waxa aan lambarka sagaal ee Arsenal ka ciyaarsiin lahaa Nketiah.”

ADVERTISEMENT

Nketiah ayaa 23 ciyaarood oo uu u saftay Arsenal xilli ciyaareedkan waxa uu u dhaliyey toddoba gool, waxaanu ku daray hal caawin, halka Gabriel Jesus uu 20 ciyaarood ku dhaliyey sahn gool toddoba kalena caawiyey.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023
ADVERTISEMENT
Share419Tweet262
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.