Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Aniga Oo Fiican Ayaa Iman Doona 2026” – Lionel Messi Oo Ballan-qaad Weyn U Sameeyey Xulkiisa Argentina

by Abdiwahab Ahmed
December 21, 2022
0
Immisa Lacag Ah Ayaa La Siiyey Xulka Argentina Ee Ku Guuleystay Koobka Adduunka & Dalalkii Kale Ee Ka Qayb-galay Tartanka?

Lionel Messi ayaa diiday inuu soo xidho cutubtkiisa xulka qaranka Argentina kaddib markii ay ku guuleysteen Koobka Adduunka, waxaana uu ka noqday hadal uu hore u sheegay oo ahaa in ciyaarta ugu dambaysa ee uu qarankiisa u dheelayo ay tahay finalka Koobka Adduunka ee Qatar.

ADVERTISEMENT

Axaddii markii ay Koobka Adduunka rikoodheyaasha kaga qaadeen Faransiiska ayaa uu Lionel Messi sheegay in uu usii ciyaari doono xulka dalkiisa, hse yeeshee mar kale ayuu haddana hadlay oo uu ugu bushaareeyey in afar sannadood kaddibna uu u hoggaamin doono xulkiisa Koobka Adduunka ee lagu qaban doono Maraykanka, Canada iyo Mexico.

Lionel Messi oo qandaraaskiisa PSG uu ku egyahay dhamaadka xilli ciyaareedkan ayaa la filayaa inuu heshiis cusub u saxeexo kooxdaas, sida uu sheegay Nasser Al-Khelaifi, waxaase sidoo kale jira warar sheegaya inuu tegi doono horyaalka Maraykanka ee MLS amaba uu dib ugu noqon doono Barcelona.

Kooxda uu tagaba, qorshaha Lionel Messi ayaa la sheegay in uu yahay inuu ciyaaro Koobka Adduunka ee afar sannadood  kaddib, markaas oo ay da’diisu noqon doonto 39 jir.

ADVERTISEMENT

Wargeyska Marka ee kasoo baxa Spain oo soo xiganaya ilo wareedyo ka agdhow Lionel Messi ayaa sheegay in uu 35 jirkani u ballan-qaaday ciyaartoyda xulkiisa in uu dheeli doono Koobka Adduunka ee 2026 oo uu waliba qaabka ugu fiican ku iman doono.

Sidoo Kale Akhri

Chelsea, Liverpool, Man United, Arsenal Ama Man City? Waatan Kooxda Uu Sugayo Dahabka Juventus Ee Fede Chiesa

Chelsea, Liverpool, Man United, Arsenal Ama Man City? Waatan Kooxda Uu Sugayo Dahabka Juventus Ee Fede Chiesa

January 28, 2023
Muxuu Kaga Duwan Yahay Tababarayaashii Hore? Akhriso Heerka Cajiibka Ah Ee Chelsea U Gaadhay Graham Potter

Waakan Tababaraha Weyn Ee Shaqada Chelsea Ku Tashanaya Xilli Ciyaareedka Dambe

January 28, 2023

Paulino Granero ayaa isaguna wargeyska Marca u sheegay, in sida kaliya ee Messi uu ku ciyaari karayo ay tahay inuu sii joogo Paris Saint-Germain oo uu iska ilaaliyo inuu tago tartamada adag ee culayska sare ku keeni karaya, si aanay jidh ahaan usoo gaadhin dhaawacyo iyo daal caawiya da’diisa oo hoos u dhiga kubaddiisa.

ADVERTISEMENT
Share380Tweet238
ADVERTISEMENT

Related Posts

Chelsea, Liverpool, Man United, Arsenal Ama Man City? Waatan Kooxda Uu Sugayo Dahabka Juventus Ee Fede Chiesa

Chelsea, Liverpool, Man United, Arsenal Ama Man City? Waatan Kooxda Uu Sugayo Dahabka Juventus Ee Fede Chiesa

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Dhawaan ayay ahayd markii kooxda Juventus oo booska labaad kaga jirtay kala sarreynta horyaalka Serie A ciqaab marin lagu sameeyay...

Muxuu Kaga Duwan Yahay Tababarayaashii Hore? Akhriso Heerka Cajiibka Ah Ee Chelsea U Gaadhay Graham Potter

Waakan Tababaraha Weyn Ee Shaqada Chelsea Ku Tashanaya Xilli Ciyaareedka Dambe

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Chelsea ayaa gudaha xilli ciyaareedkan uun la saxeexatay tababare Graham Potter oo uu sidoo kale mulkiile Todd Boehly lacag aan...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.